Mashruuc lagu caawinayo dadka abaaruhu sameeyeen oo laga daah furay Muqdisho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar...
Qoysas cusub oo ay saameeyn abaaraha oo soo gaaray deegaanka Lugloow ee duleedka magaalda...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka luglow ee ku yaalo waqooyiga magaalada kismaayo oo ah Deegaan ay Dowlad Goboleedka Jubbaland ugu tala gashay in dib u dajin loogu...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=xF9qXu0Gkn4
Xafladda Caleema saarka Gudoomiyaha dhalinyarada KG Oo Baydhabo lagu qabtay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladdaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaasha dhalinyarada Gobolada,Degmooyinka Ururada dhalinyarada degmada Baydhabo iyo masuuliyiin ka socotay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Khadar Axmed...
Gudoomiyaha rugta ganacsiga oo ku baaqay in la caawiyo Dadkii ku hanti beelay dabkii...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaaha Cabdikariin ayaa shir jaaraa'id ku qabtay xarunta rugta ganacsiga ee Magaalada Muqdisho wuxuuna Wasaaradda Maaliyada Maamulka Gobalka Banaadir...
Aqoonyahanada ku nool Dhoobley oo ka hadlay doorkoda Horumarinta Nabada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadu waa furaha nolosha, qiimaha ay leedahay ma ahan wax la soo koobi karo, marka la soo hadal qaado ereyga nabad, qof kastaba...
Dhalinyaro ku nool Magaalada Baladweyne oo la yimid hal abuur ganacsi oo ay ku...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Buskudka, Rooti, Iyo Xalwada kuwaasi oo ku...
Xuska Maalinta caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha seyniska oo maanta ku beegan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-11ka Febraayo, Qaramada Midoobay, la-hawlgalayaasha adduunka oo dhan, haweenka iyogabdhaha ayaa xusaya Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska. Maalintani waxay diiradda...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo Kala Hadlay Wasiirada Waxbarashada Qaadashada Macalimiinta Cusub.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulanka oo ay ku wehliyeen Wasiirru Dowlaha, Marwo Nuura Mustaf Guudow, Wasiir Ku Xigeenka, Mudane Axmed Cismaan Daqare iyo maamulka Gobolka Banaadir, ayaa...
Abaalmarino kala duwan oo la guddoonsiyay Ardeyda Iskuulka Xorgoble ee Magaalada Qardho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munasabado lagu abaal marinayay 27 arday oo kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanad dugsiyeedka sanadka 2022 2023 ee dugsiga hoose, iyo dhaxe Xorgoble...