Dhaqaatiirta Dhoobley oo bulshada kula taliyay Isticmaalka Qudaarta Cagaaran.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cilmi baaris ay sameyeen khuburada caafimaadka ayaa lagu sheegay in faa’iidooyin caafimaad ay ku gadaamantahay isticmaalka khudaarta nuucyadeeda kala duwan.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan...
Xaalado caafimaad darro oo ka jira kaamka Arlaadi ee Magaalada Dhuusamareeb.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalado bini’aadanimo ayaa ka jira kaamka Arlaadi taasi dhinacyo badan taabanaysa Haatan waxa dadka ku nool kaamka Arlaadi ee Magaalada dhuusamareeb ay ka...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=-00Vw8UKetE
Maqaaxi Cusub Oo Laga Furay Magaalada Baydhabo.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maqaaxidaan Laga furay Magaalada Baydhabo Oo lagu magacaabo The Gerdan Pizza ayaa lagu iibin doono Raashiinka Fudfudud noocyadooda sida Pizza, Shuwaarma, Toortooyinka Jaalatooyinka...
Haween ku nool Magaalada Jowhar oo noloshooda ka maareeya iibinta Cowska.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Haweenka oo ku nool magaalada jowhar ayaa nolosha reerkoda ka maareeya iibinta cowska la siiyo xoolaha iyagoo caqabada badan...
Dadka muruqmaalka ah ee ku nool Magaalada Kismaayo oo cabasho ka muujiyay suuq xumi...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka ku shaqeyta gaari gacanka ee ku nool magaaladatani Kismaayo ayaa ka warbixiyey shaqo yarida soo food saartay iyo siday...
Beeraleyda Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay sameyaan qorshe lagu Keydiyo Qudaarta beeraha.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle ay mararka qaar ka dhacdo qudaar yari sababto in uu aad ukaco sacirka la...
Xaflad ay Ku Qalin Jabiyeen arday Dhameeysay Qur’aanka Kariimka oo Lagu Qabtay Degmada Garbahaarey...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen Arday Dhameeysay Qur’aanka Kariimka oo Lagu Qabtay Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa...
Isbitaalka Degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe oo dib loo furay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka dib u heshisiinta iyo nabadeynta Hirshabeelle Cabdulahi Cumar Maxamed iyo waxgaradka Degmada Warsheekh ayaa ku guuleystay in dib loo furo isbitaalka hooyada...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=h5E_LWHwqUg