Qoysas danyar ah oo ku nool gobolka shabeelle dhexe oo loo qeybiyay deeq raashiin...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 1000 qoys oo ku nool deegaanka Biyo cadde ee gobolka shabeelle dhexe islamarkana ay sameysay abaarta ayaa ka faa’ideystay deeq...

Madaxweynaha Iran oo booqasho ku tegeya Shiinaha, iyo qodobada uu kala hadlayo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa la kulmi doona dhiggiisa dalka Shiinaha Xi Jinping, inta uu ku guda jiro safarka saddexda maalmood qaadanaya...

Abaarta ka jirtaDalka oo saameeyn ku yeelatay Haweenka ka Ganacsada Iibinta dharka ee Jowhar.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada Iibinta Dharka Bacadlaha ee Magaalada Jowhara ayaa sheegay saameynta ay abaartu ku yeelatay Ganacsigooda iyagoo sheegay in dadka Tuluuyiinka ka...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=wgY9edIS8hs

Arday fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Madarasada Rowdatul iimaan ee Baladweyne.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 80 ardey oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madarsada Roowdatul...

Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay qaadashada fariimaha wacyigalinta Dhaqaatiirta.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay Haweenka guryaha jooga inay Qaataan Talooyinka Caafimaad ay...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha Adduunka oo manta ku beegan.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Raadiyaha Adduunka ee 2023, UNESCO waxay iftiimisay raadiyaha madaxa bannaan inuu yahay tiir  hortaggan colaadaha iyo nabad-la,aanta dalka, Ergada Nabad Ilaalinta Qaramada...

Gudoomiyaha Olombikada KG Oo ka hadlay Muhiimada dhalinyarada u leedahay Cayaaraha.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiqaadir Shariif Xirow Gudoomiyaha Olombikada KG Oo La hadlayey Warbaahinta ayaa waxaa uu ka Hadlay Muhiimada ay leedahay in Dhalinyarada lagu dhiiri giliyo...

Qoysaska ku nool Deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo codsaday gar gaar.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaano ka tirsan doowlada FS iyo maamulka Galmudug ayaa kulamo looga hadalayay sidii wax looga qaban lahaa xaalada abaareed ee ka jirta Galmudug...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey