Madrasada Al-mustaqiim ee Baladweyne oo soo kordhisay waxbarasho online ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay ineey goobo waxbarasho oo online ah ay soo kordhiyaan kuwaasi oo lagu barto Qur’aanka...
Dhalinyarada Guriceel oo soodhaweeyay dhagax dhiga Garoonka kubada cagta Degmadaasi.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo 12kii bishaan uu wasiirka wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Galmudug Shaacir Shegow Maxamad uu dhagax dhigay garoonka kubada cagta degmada Guriceel ee...
Barnaamijka Lagu horumarinayo Waxbarashada Aasaasiga ah oo la daahfuray Hargeysa.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay Munaasibad aay Wasaarada Waxbarashada Soomaliland ku wareejinaysay Barnaamijka Waxbarashada Aasaasiga ah ee Dawladaha Hoose ee Hargeysa Iyo Gabiley.
Xasan...
Tababar ku saabsan ilaalinta duurjoogta oo laga daahfuray Hargeysa.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa uga daahfurtay qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada tababar kusaabsan muhiimada ilaalinta duurjoogta.
furitaanka tababarka waxaa...
Warbixin:-Sidee loo Horumarin karaa Nabadda?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ka shaqeynta Horumarinta Nabadda ayaa ah waajib qof kasta saaran si uu ugu nolaado nabad iyo xasilooni waarta.
Qaar kamid ah Bulshada ku nool...
Bahda cadaalada Konfur galbeed oo loo qabtay tababar lagu baranayay kahortagga dambiyada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababrkaan oo socon doono laba maalimood ayaa waxaa dahfuray Wasiirka Wasaarada cadalada iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya waxana loo qabatay Bahda...
Gabdhaha Ka shaqeeyo mashruuca marwo caafimaad oo kawarbixiyay Sida ay bulshada ugu adeegan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeeyo mashruuca Marwo caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay shaqada ay u hayaan bulshada Gabdhahan ayaa ah kuwo...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan
https://www.youtube.com/watch?v=03bN2i_aGL0
Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo laga hirgelinayo magaalada Boosaaso.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabd lagu daahfurayo dhismaha garoon cusub oo laga hirgaliyay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka qeygalay
Gudoomiye xigeenka 1″aad ee Gobolka Bari ee Dawladd Puntand,kooxaha...
Adeeg caafimad oo loo sameeyay caruurta kujirta xarunta Xannaanda Maamo Ugaaso ee Muqisho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka gobalka banaadir ayaa baaritaano iyo daaweyn caafimaad u sameeyay Caruur Danyar iyo agoon isugu jirta lagana soo aruuriyay qaybaha kala duwan ee...