Gabadha wax ka barta Jaamacadaha Baydhabo oo door muhiim ah ka qaadanaya wacyigelinta bulshada.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gabadha wax ka barta Jaamacadaha magalada Baydhabo ayaa door muhiim ah ka qaataan wacyigelinta bulshada si ay u fahmaan bulshada deegaanka ku nool...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Naxwo Axmed Kadiye  https://www.youtube.com/watch?v=b2qvW4nsMbg

Ganacsatada Dhoobley oo loogu baaqay in ay Maalgashadaan kooxaha ka dhisan Degmada.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ka dhisan kooxo badan oo gaadhaya ku dhawaad 12 kooxood oo ciyaara kubada cagta balse dhalinyaradaasi...

Arday fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Iskuulka Mwangaaza ee Degmada Dhoobley.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 200 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la'aan ah ka helay Iskuulka mwangaza ee Magaalada...

Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyan Nabadda iyo Horumarka deegaanka.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Jowhar ayaa sheegay inaay ka qeyb qaadanayaan Nabadda iyo horumarka deegaanka Madaama ay yihiin cududa wadanka. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa

Qaramada Midoobay iyo Maamulka KG oo ka Wada Hadlay Xaalada Barakacayaasha.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu Hogaaminayay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arimaha Barakacyaasha ayaa Qeyb Ka ahaa Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay Arimaha...

Dadka Deegaanka Afrax-muuse ee Koofurta Guriceel oo baaq udiray Dowladda DFS iyo Maamulka Galmudug.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Bulshad ku nool Deegaanka Afrax Muuse oo qiyaastii dhowr iyo lixdan Kiilo meter koofur ka xiga Degmada Guriceel ee gobolna Galguduud ayaa sheegay...

Deegaan hoostaga degmada cadaado oo Ceelbiyood laga hirgeliyay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka qofsaar oo hoostaga Degmada Cadaado ayaa laga hirgeliyay ceelbiyood ay dadka deeganku ka faaiideysan doonan, Deegnakn oo ay marki hore ka jirtay...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo wada qorsho lagu diiwaan gelinayo jaamacadaha dalka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka waxbarshada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo magaalada Muqdisho uga qeyb-galay kulan dood furan oo ku saabsan sidii loo horumarin lahaa waxbarshada ayaa...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/884405289522630/