Dhalinyarada Dhoobley oo codsaday in loo badiyo goobaha jimicsiga ee Degmada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo isugu jirta ganacsato iyo dhaqaatiir oo ku nool Magaalada Dhoobley ayaa galbihii iyo aroorti ku ciyaara garoonada kubada cagta ee Dhoobley...

Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor ee Baladweyne.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkabadan 18 dhalinyaro ayaa fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor oo ay magaalada Baladweyne ka hergeliyeen dhallinaro iskaa shaday...

Xarun Haweenka lagu bari doono Farsamada gacanta oo laga dhagax dhigay degmada shibis.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo guddoomiyaha degmada shibis Cali Soomaali ayaa si wada jir ah...

Warbixi:-Waa Maxay Faa’iidooyiinka ay leeyihiin Ganacsiyada yar-yar?

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar badan oo kamid ah Bulshada Soomaaliyeed ayaa noloshooda iyo mida Qoysaskooda ka maareya Ganacsiyada yar-yar islamarkaana ka soo saarta Biilkooda. Ganacsiyada yar-yar ayaa...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=kPaQxj-PTLQ

Kulan lagu taageerayo Gudoomiyaha cusub ee deegaanka xawaadleey oo lagu qabtay Degmada Balcad.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo dhawan gudoomiye cusub loo magacabay deegaanka xawaadley ayaa Waxa Kulan lagu taageerayo lagu qabtay Degmada Balcad ee gobolka shabeellaha dhexe. Maxamed Cali Samow.ayaa...

Ururka Saxufiyiinta Jubbaland oo sheegay in la hormarinaayo Xirfadaha Gabdhaha Ku jiro Warbaahinta.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo iyo  guud ahaan Deegaanda Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa sanadihii danbe  aad u kordhay Tirada  gabdhaha ku soo biirayo  mihnada warbaahinta gaar ...

Tahriibeyaal lagu la’ yahay xeebaha liibiya lana maleynayo in ay dhinteen

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ugu yaraan 73 tahriibeyaal ah ayaa lagu la’ yahay lana filayaa in ay dhinteen ka dib markii doonni ay la socdeen ay ku...

Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray warabiyood laga hirgaliyay deegaan hoosta Balanbal.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray warabiyood laga hergalinayo Deegaanka Barwaaqo ee hoos taga degmada Balanbal Gabolka...

Dhalinyarada Jowhar oo ku Baaqay in Salaad roob doon ah la sameeyo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa uu ka mid yahay gobollada ay saameysay abaarta  ka jirta guud ahaan dalka. Cabdullaahi Cabdicasis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya