Iskuulka hoose/dhexe ee Sunlight oo u dabaal degay Sanad-guuradii 3-aad ee Iskuulka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose/dhexe ee Sunlight Academy ee xerada Ifo ayaa u dabaal degay Sanad-guuradii 3-aad ee Iskuulka. Fardowso axmed cabdi
Ardeyda Jaamacadaha Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Sheybaarka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta Tababarada iyo Baaritaanada Caafimaadka ee Royal Medical ayaa Tababar ku saabsanaa sheybaarka u qabatay Ardeyda dhigta Jaamacadaha Maxamed cali samow
Dhaqaatiirta degmada-dhoobley oo ka digay cudurada ka dhalan kara Duumada
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlwadeenada caafimadka ee degmada dhoobley ayaa bulshada uga digay xanuunada ka dhalan kara cudurka duumada Maxamed cali samow
Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag oo la bilaabay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag ayaa laga bilaabay magaalada Adhicadeeye. Maxamed cali samow
Wasaaradda Caafimaadka ee XFS oo wada sidii daawooyin waxtar leh loogu heli lahaa xanuunnada...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee XFS Dr. Maryam Maxamed Xuseen, iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii daawooyin...
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo tababar u soo xirtay iskaashatooyinka soo saara...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa tababar u soo xirtay qaar ka mid ah iskaashatooyinka beeraha ee soo saara calafka xoolaha, kuwaas oo ku...
Culimada Masjidka Laba Suul ee Kismaayo oo codsaday in masjidka dhul loo iibiyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga gacanta ku haya masjidka laba suul ee degmada kismayo ayaa bulshada ugu baaqay inay ka qayb qaataan balaarinta masaajidka Fardowso axmed cabdi
Wasiirka arrimaha dibedda Iran oo qiray in burbur loo geystay xarumaha nukliyeerka Iran
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran, ayaa qiray in wax uu ugu yeeray burbur xooggan loo geystay goobaha Nukliyeerka ee dalkaasi, ka dib duqeymihii...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Maxamed cali samow
https://youtu.be/8exa69jdOLA
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=IFWEaQhUb_o