Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo kulan la qaadatay Hay’adaha ka howlgala Deegaannada Jubbaland
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen hay’adaha caalamiga...
Iskaashatada Gaadiidleyda Galmudug oo kormeeray dhismaha ka socda jidka xiriiriya Guriceel iyo Dhuusamareeb.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskaashatada Gaadiidleyda Galmudug ayaa si weyn u taageertay mashruuca dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb,wadada ayaa muhiim u ah isku socodka...
Haween ah ka socday Dowlad goboledka Galmudug oo lagu soodhaweeyay Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Cabdullaahi ayaa Xarunta Horumarinta Haweenka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweysay...
Iran oo toogasho ku fulisay saddex nin oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Israa’iil
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wakaalada Wararka ee dalka Iran ayaa sheegtay, in Iran ay daldashay saddex nin oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Israel.
Wakaalada Mizan ayaa sheegtay,...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1043525921243064/
Telefoonnadda casriga ah oo saamayn ku yeeshay Goobaha Sawirada lagu qaado.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada leeh xirfadaha kala duwan ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa iskugu jira qaar ka soo baxay Jaamacadaha Dalka iyo kuwa wali aan...
Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb-galaya tartanka Xus oo Xaaqo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb ah tartanka Xus oo Xaaqo sanadkiisa 2-aad, ayaa laamiga Magaalada Kismaayo ka sameeyay olole nadaafadeed, kaas oo...
kulan udhaxeeyay laamaha Cadaalada, Amniga iyo Bulshada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradaha Amniga iyo Cadaalada Dowladda Jubbaland ayaa si wadajir ah u qabtay kulanka Bilaha ah ee udhaxeeya laamaha Cadaalada, Amniga iyo Bulshada.
Kulanka oo...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali
https://www.youtube.com/watch?v=hE-n3ELhUKM
Masuuliyin ka tirsan Jubbaland oo kulan la qaatay Madax ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud dib udhiska iyo Guriyeynta Dowlada Jubbaland ayaa kulan Muhiim ah la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay'adaha UNICEF iyo...