Haween ku nool Baladweyne oo la yimid hal abuur ganacsi.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khadijo Cabdule Faarax oo kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa abuuratay fursad ganacsi iyadoo xaafada Buunda-weyn ku sameeysa uunsiga lagu carfiyo...

Machadka ICPAS ayaa munaasibad uqabtay arday dhamaysatay xirfada Xisaabaadka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machadka xisaabaadka Soomaliland ee ICPAS ayaa munaasabad qalin jabin ah u qabtay Arday dhameesatay xirfada xisaabaadka iyo cashuuraha waxaana munaasabadani kasoo qeeb galay...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullahi https://www.youtube.com/watch?v=6V1W3exeSc4

Haween ka ganacsada dharka kariska oo sheegay in ganacsigaasi uu wax badan noloshoda ka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaliyed sodonkii sano ee uu dalkeenu burbursanaa waxaa ay ahaayeen ku door muhiim ah ka qaatay samata bixinta bulshada Soomaaliyeed ee uu...

Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Dadka Baahiyaha Gaarka qaba ee ku nool Muqdisho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madalle) ayaa xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay ku dhawaad...

Mashruuca Daaweyn xoolaha Soomaliland oo maraya heer gabogabo ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili mudooyinkii ugu danbeeyay degmooyinka iyo deeganada Soomaliland ay si habsi ah uga socotay daweeynta iyo baaritaanada xoolaha ayaa waxaa lagu daweyay in...

Biyo la’aan kajirta deegaano katirsan gobolka Bakool.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 1000 qoys oo ku nool Deegaanka Xaara xoodey ee gobolka Bakool ayaa waxaa soo food saartay biyo la'aan baahsan kadib markii...

Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka digay qatarta xanuunka burkeetada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa sharaxaad ka bixiyay cudurkan burkiitada iyo waxyaabaha keena iyo sido kale dadka...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=SYYreVsCL6I

Gabdhaha Jowhar oo loogu Baaqay in ay ku dadaalaan Horumarinta Waxbarashada

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha wax bartay ee ku nool Magalaada Jowhar caasimada Hirshabelle oo loogu Baaqay in ay ku dadaalaan Horumarinta Waxbarashada. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku...