Muqdisho oo laga daahfuray Kulanka Saddex biloodlaha ah ee iskuduwida howlaha Caafimaadka Dalka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliyeed Dr Guuled Cabdijalill ayaa maanta furay Shirka 3 biloodlaha ee iskuduwida howlaha Caafimaadka Soomaaliya...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=Z-AiEeBUKDA
Xaflad ay ku qalinjebinayeen Arday baratay xirfadda Korontada iyo xirfade kale oo lagu qabtay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhamaysatay xirfadaha kala duwan gacanta sida soolarka...
Maamulka Cabdalla-Biroole oo kawarbixiyay Adeegyo ay Dowladda ka hirgelisay Deegaanka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Cabdalla-biroole oo dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudooyinkii u dambeeyay laga dareemayay hormarro kala duwan oo ka hana-qaaday Deegaanka.
Guddoomiyaha Deegaanka Cabdalla-biroole...
Degmada Beledxaawo Oo Laga dhisayo Garoon Diyaaradeed.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhismaha...
Dowlada Soomaaliya oo Lagu wareejiyey Gargaar loogu Talagalay dadkii ka Barakacay Laascaanood.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Safaaradda Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Deeq isugu jirta Daawooyin iyo Agabyo kale oo muhiim ah, oo loogu tala-galay dadka danta yar gaar...
Dhalinyaro ku nool Kismaayo oo ka hadlay waxa sababay in dhalinyaradu dhigan waayaan Jaamacadaha.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaan inta badan marka ay dhameeyaan Iskuulka aan xooga saarin inay Jaamacadaha aadaan kuwaas oo isagu jira kuwo dhaqaaluhu usaamixi waayeen,...
Waalidiinta Dhoobley oo loogu baaqay in caruurtooda geeyaan goobaha waxbarashada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa hada waxaa ka furan Iskuulo badan kuwaasi oo leh fasalada Hoose Dhaxe iyo Sare, waxaana sido...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=EZKVSnKiiTM
Dugsiga sare ee Deegaanka Uusguray ee Degmada Dangorayo oo xariga laga jaray.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada tacliinta sare ee Putlaand Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa xadhiga ka jaray Iskuul cusub oo uu yeeshay Deegaanka...