Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan https://www.youtube.com/watch?v=_yY7xKNHevU

Maamulka Degmada Dhoobley oo Mashruuc Biyo Dhaamin ka daah furay Tuulooyin Hoos yimaada Dhoobley

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Dhoobley oo ka kaashanaya Hay'adda SPA ayaa waxaa ay Mashruuc Biyo Dhaamin ah ka daah fureen Deegaanka Xubi ee Duleedka Degmada...

Iskaashatada Makiinadaha Shiida Badarka Baardheere Oo Codsadey in Loo iibiyo Qalab

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobka iyo daadadkii ku dhuftay Baardhere ayaa saamayn ku yeeshay Makiinadaha Shiida Badarka ,Cajiinka iyo Saliid Macsarada ee degmada Baardheere, waxay waayeen qalabkii...

Arday danyar iyo agoon ah oo fursado waxbarasho ka helay iuskuulka Hilaal ee Baladweyne

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 25 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay Iskuulka Hilaal oo ku...

Miraha seytuunka oo sare u kacay Suuqyada Qudaarta magaalada Jowhar

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Seytuunka waa mid kamdi ah qudaarta aadka loo isticmaalo, mar si caadi ah ayaa loo cunaa marna cabitaan ayaa laga shiitaa. Suuqyada Qudaarta Magaaladda...

Muqdisho oo laga daahfuray Kulanka Saddex biloodlaha ah ee iskuduwida howlaha Caafimaadka Dalka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Soomaaliyeed Dr Guuled Cabdijalill ayaa maanta furay Shirka 3 biloodlaha ee iskuduwida howlaha Caafimaadka Soomaaliya...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=Z-AiEeBUKDA

Xaflad ay ku qalinjebinayeen Arday baratay xirfadda Korontada iyo xirfade kale oo lagu qabtay...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhamaysatay xirfadaha kala duwan gacanta sida soolarka...

Maamulka Cabdalla-Biroole oo kawarbixiyay Adeegyo ay Dowladda ka hirgelisay Deegaanka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Cabdalla-biroole oo dhaca Galbeedka magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudooyinkii u dambeeyay laga dareemayay hormarro kala duwan oo ka hana-qaaday Deegaanka. Guddoomiyaha Deegaanka Cabdalla-biroole...

Degmada Beledxaawo Oo Laga dhisayo Garoon Diyaaradeed.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhismaha...