Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=rdprs-d5I3c

Dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay kawaanka gowraca xoolaha ee Degmada Kismaayo oo xarigga...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Kismaayo oo ay wahelinayaan maadaxa dhaqalo uruurinta ayaa kormeer shaqo ku tagay Saylada xoolaha ee Degmada kismaayo iyagoo goobtaasi kula kulmay...

Degmada Caabudwaaq oo laga hirgaliyay Iskuul Lugu Dhisay is-xilqaan Bulsho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayaan Wasiirada Caafimaad iyo Arimaha gudaha ee Galmudug ayaa xadhig ka jaray mid kamid ah...

Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay nidaamka casriga ah ee Furdooyinka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland ayaa manta Magaalada Kismaayo ka daah-furay nidaamka casriga ah ee Furdooyinka. Nidaamka cusub ee laga hirgaliyay Degmada kismaayo ayaa...

Shacabka Degmada Afmadow oo dadaal ugu jira helidda Garoon Diyaaradeed.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka oo kaashanaya maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Af-madoow ayaa dadaal dheer ugu jira sidii ay u heli lahaayeen Garoon diyaaradeed oo...

Maamulka Iskuulka farsamada gacanta Sayid Cumar oo codsaday in lagu caawiyo agabka ardayda wax...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobaolka Jubbada Hoose waxaa ku yaala xarumo kala duwan ku waas oo loogu tala galay in Haweenka lagu baro...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan https://www.youtube.com/watch?v=u9E74xk5UyE

Dhalinyarada Cuslaatay ee kismaayo oo jimicsi joogto ah Ku sameeya Garoonka Waamo.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Jimicsiga wuxuu qeyb ka qaataa Caafimaadka Qofka,waxayna dhaqaatiirta bulshada ku wacyi geliyaan in ay dadku sameeyaan Jimicsi,kaas oo u wanaagsan xanuuno badan oo...

Gabar Jaamacad dhigata Oo Xirfad ay ku shaqeysata u noqotay Cillad-bixinta Gaadiidka.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Safiya Cabdullaahi Xasan Waa 19 jir ku nool Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay heysta Shahaadada Dugsiga Sare, waxeyna ka mid tahay Ardayda Jamacada...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=HRYUpaUcOgQ