Dhalinyaro dhameeyay jaamacaddo oo ku nool Baladweyne oo la yimid hal-abuuro ganacsi.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo ka qalin jabiyay jaamacahadaha Dalka iyo kuwa ku yaalo...
Sara u kac ku yimid Qiimaha Maciishada Suuqyada Xudur.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sicir barar xoogan ayaa weli waxaa ka taagan Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool taasi oo keentay ganacsigeeda oo ku xiran diyaarad wax...
Wasaradda Caafimaadka XFS oo indhafiiqis lacag la’aan ah u sameysay dad danyar ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka bilowday indho fiiqis lacag la'aan ah taasi oo ay ka faa'iideysanayaan ku dhawaad kun Qof oo...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan
https://www.youtube.com/watch?v=HViY_yIcMHg
Shacabka Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay ka qeyb qaataan dhismaha Maasajid ku yaala Muqdisho
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masjidka Daarul Iimaan ee Degmada Yaaqshid oo in muda ah uu socday dhismahiisa ayaa hada soo gaaray qeebihii ugu danbeeyay waxaana hada taagan...
Barnaamij dadka ka caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka afka Somaliga oo laga daah furay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada BEDER ayaa Magaalada Hargeysa ka daahfurtay Barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga kaasi oo diirada lagu saarayo in dadka waaweeyn lagu...
Dhalinyaro ku nool Magaalada Jowhar oo loogu baaqay inay bartaan xirfadda Computarka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kumbuyuutarka waxaa laga adeegsadaa meelo aad u tiro badan oo ka mid ah guud ahaan caalamka,nolosha casriga ah oo aan hada ku jirno...
Haweenka Deegaanka Cabdulle Birole oo loogu baaqay in xiliga dhalmada ay tagaan goobaha Caafimaadka
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanado ka hor intii aan xarunta hooyada iyo dhalaanka laga hirgalin deegaanka Cabdulle Biroole, haweenka deegaankaas ku nool ee uurayda ah waxaa ay...
Jubbaland oo sheegtay in 10 kun oo Ardey ay sii doonta waxbarsho bilaasha ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Jubbaland Cabdinasir Seeraar Maax ayaa sheegay in Wasaaradiisu waxbarasho lacag la'aan ah siin doonaan qaar ka mid ah Ardeyda wax...
Maamulka madarasada nuural Hudaa ee kismaayo oo codsaday in loo iibiyo dhul ay madarasadu...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madarasada Nuural hudaa oo kutaala xaafada Calanleey ee Magaalada kismaayo islamarkaana ay Qur'aanka Kariimka ah ku Bartaan ku dhawaad 300 oo arday kuwaas...