Dhalinyarada Dhoobley oo soo dhaweeyey Garoon salax ah oo laga hirgaliyay Degmada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo mudooyinkii danbe ku talaabsaneysay horumaro kala duwan ayaa waxaa xaafad waberi ee degmada dhoobley laga hirgaliyay...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Guray https://www.youtube.com/watch?v=6oIbtB2Bzm4

kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Qorshaha hiigsiga qaranjirka 2060 oo lagu qabtay Kismaayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa shir gudomiyay kulan wadatashi oo ku saabsanaa qorshaha hiigsiga qaran jirka...

Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo keenayso shaybaar lagu hubiyo tayada sunta lagula dagaalamo cayayaanka beeraha.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda waraabka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Cabdinuur Shoobaay oo Warbaahinta waraysi siiyay ayaa sheegay in Wasaaraddu wado qorshe lagu dhameystiraayo...

Haweenka Degmada Baydhabo oo door weyn ka qaata horumarinta Nabadda

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ayaa ah kuwa mar weliba kalintooda ka qaata Nabad dhiska Soomaliyeed iyo sidii loo hormarin lahaa bulshada si loo helo bulsho ku...

Dhalinyaro ku nool Jowhar oo abuurtay Xirfado ay ku shaqeystan.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mahad Abuukar Carabeey oo kamida dhalinyarada xirfadlayaasha ah ee Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa nolol maalmeedkiisa ka raadsada sameynta Salada gacanta oo...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=GOQgWkrqKqE

Dhalinyaro ku nool Magaalada Baladweyne oo fursado shaqo ka helay geerishyada gaadiidka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garaashyada lagu xareeyo gaadiidka laguna cilad bixiyo ee ku yaalla Magaalada Beledweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhallinyaro badan oo aanan markoodii...

Dhulgariir ruxay Itoobiya iyo Eratariya

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.6 ayaa fiidnimadii xalay ku dhuftay waqooyiga Itoobiya iyo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea Ma jiro wax dhimasho iyo...

Dhalinyarada ka ganacsatada Xoolaha nool oo ku soo badanaya Dhoobley.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose iyo Deeganada hoos yimaada ayaa ah Deegaan si weyn looga Dhaqdo Xoolaha noocyadooda taasi oo u horeeday...