keydka qaybta Dawada ee Isbitaalka guud ee Degmada Dhoobley oo xariga la jaray.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Dr Cabdi Axmed Sadiiq oo safar shaqo u joogaa Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa xadhiga...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Aaden ayaa si wada jir ah u daah...
Hay’addaha Samafalka Oo Loogu Baaqay In ay Gargaar La Soo Gaaraan Barakacayaasha Marko
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellada Hoose waxaa ay ka mid tahay Magaaloyinka kuso Barakaceen Boqolaal Qoysas ah, kuwaasi oo Deegaanada uga soo...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali samow
https://www.youtube.com/watch?v=8wTu6rcI8eU
Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in laga caawiyo adeegyada aasaasiga.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana deeganadoodii uga soo hayaamay abaarihii ku dhuftay ayaan helin adeegyada asaasiga sida waxbarashadda iyo caafimaadka, kuwaasoo...
Dhalinyarada waxbaratay ee Jowhar oo loogu baaqay in ay ka shaqeyaan horumarinta waxbarashada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdullahi wehliye oo ka mid ah Aqoonyahanada ee magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle ayaa ugu baaqay dhalinyarada waxbaratay in ay ka shaqeyaan sidii...
Maamulka Degmada Maxaas Oo Qorsheynaya dib u dhiska Iskuulada deegaankaasi.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Maxaas Ee Gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xalane Ayaa waxa uu Sharaxaad ka bixiyey Muhiimada ay leedahay in laga shaqeeyo Horumarinta Goobaha...
Fatahaadii ku dhufatay deeganno ka tirsan shabeellaha dhexe oo sameyn u geystay beeraleyda.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda magaalada Jowhar ayaa caqabado kala duwan wajahaya xilli ay udiyaar garoobayaan in ay soogooyaan dalagii ay beerteen sanadkii hore.
Beeraleyda jowhar ayaa waxa...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali
https://www.youtube.com/watch?v=346sC1VgXLc
Mashaariic Lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha Oo Baraawe Ka Bilowdey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashaariic Lagu Horumarinayo Kaabayaasha dhaqaalaha magaalada baraawe sida Dib udhiska isbitaalka weyn ee Baraawe iyo Wadada weyn ee Xiriirisa Garoonka Diyaaradaha ayaa Ka...