Gabdho badan oo ku biiray Iskuullada Magaalada Baladweyne.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sannadihii la soo dhaafay gabdho badan ayaa ku biiray goobaha waxbarashada Baladweyne, sida Iskuullada iyo Jaamacaddaha kadib markii waalidiinta ay ku baraarujeen faa’iidada...
Maamulka Degmada Bardaale Oo ku Baaqay Caawinta dadka Barakacyaasha ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Bardaale ee Gobalka Baay waxaa ku nool Barakacyaal siyaabo kala duwan uga soo barakacay Tuulooyinkii ay Deganaayeen, Waxayna isugu jiraan dad Beeraley...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=BhGTVMyFBoY
kulan aqoon kororsi oo uga furmay Muqdisho Ururada Shaqaalaha iyo Bulshada Rayidka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ah aqoon isweedaarsi socon doono mudo 3 maalmood ah islamarkaana ay ka soo qeyb galeen ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo Bulshada Rayidka...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Bangiga dhexe ee dalka oo gaaray Dhuusamareb.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayay Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya Cali Yaasiin Sheekh Cali ayaa Gaaray Magaalada Dhuusmareeb ee caasimada Galmudug waxaana Garoonka...
Bulshada Baydhabo Oo Laga Wacyi gelinayo Saameynta dhuxusha ku leedahay Isbedelka Cimilada
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa inta badan Faham wanaagsan ka heysanin waxyaabaha keena Isbedelka Cimilada, waxayna jaraan dhirta qoyan iyagoo siyaaba kala duwan u isticmaalaya...
Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo booqasho ku tagay Tuulooyin hoostaga Deegaanka Boholgaras.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa waxaa uu kormeer shaqo ku tagay tuulooyinka ay kamid yihiin god cubsbo.
Wasiirka ayaa kawarbixiyay xaalada...
Degmada Guriceel oo laga hirgalinayo xarun caruurta Agoonta wax lagu barayo.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Iqra foundation ayaa Degmada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ka hirgalineysa xarun caruurta Agoonta ah wax lagu barayo.
Xarunta ayaa ka kooban qeybo kala...
Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ilaaliyan Xuquuqda Haweenka.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tacadiyada ka dhanka ah dumarka ayaa ah kuwoo soo taxanaa ilaa inta ay bulshada Soomaaliyeed soo jirtay iyo ilaa imika oo la joogo...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi