Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan
https://www.youtube.com/watch?v=MJf7Hy7YlHI
Wado gaadiidley Kismaayo dhib ku qabaan maristeeda oo dayactir lagu sameynaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wado bacaad ah oo isku xirta koontaroolka sacmooja ee Magaalada Kismaayo iyo deegaanada dhanka waqooyi ka xiga Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada...
Darawalada Kismaayo oo ka cabanaya biyaha fadhiyo qaar kamid ah wadooyinka Magaalada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobabkii ka da’ay Magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyo nawaxigeeda ayaa samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka maadaama wadooyinka...
Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kulan la qaatay Madax ka socday Hay’adda FOA.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas'uuliyiinta Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha guud iyo guriyeenta injineero iyo madax kale ayaa waxay Wasaaradda qorsheenta Jubbaland kulan ugu qabatay xafiiska Wasaaradda iyagoona...
Magaalada Kismaayo oo lagu qabatay Todobaadka Xuska Naas nuujinta Caalamka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay Munaasabada Xuska Todobadka Naas nuujinta Aduunka oo Sanad walba Caalamka laga xuso 1-7 Bisha Sideedaad...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=PPGAfwqY3Js
Dowladda Soomaaliya Oo Lagu Wareejiyay Deeq Lacageed Loogu tala galay dadka Abaaraha Saameeyeen.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA Maxamuud Moallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda SODMA ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan
https://www.youtube.com/watch?v=EsarSHDMFuc
Warbixin:-Dhibaatooyiin noocee ayey u horseedaan bulshada hadallada naceybka xambaarsan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Adeegsiga hadalada kudhisan naceybka ayaa waxa la sheegey in maalinba maalinka dambeyso ay soo kordhiyaan rabshado sido kalena halis galin kara nabada kuwada...
Dugsiyada Sida Gaarka ah loo Leeyahay oo Ku Soo Badanaya Jowhar.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle Waxaa ku Yaalo Dugsiyo badan kuwaasi Oo is gaar ah loo leeyahay waxaana wax ka barta...