Gudoonka waxbarashada Xudur oo ku baaqay in Carruurta Barakacayaasha Wax la baro.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa ka jira kaamam badan oo ku nool dad ku soo barkacay Degmada abaarihii la soo...

Jaamacadda Umadda oo lagu wado in laga hirgeliyo Baladweyne.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Baladweyne laga daah furi doono...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=onvHaBSqJQU

Barakacyaasha Kaam Madiina oo codsaday in laga caawiyo Adeegyada aas aasiga u ah nolosha

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay saameyn ku yeelatay Barakacayaashan degan Kaamka Madiina ee duleedka Magaalada...

Dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Cadale oo maraya heer gabo gabo ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa heer gabagabo ah maraya dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhaxe. Dhsimaha garoonka ayaa waxaa iska kaashanaya maamulka Hirshabeele iyo dowlada...

Dhalinyarada Dhoobley oo soo dhaweeyay salaxyada ku soo badanaya Degmada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose ayaa ah magaalo mudooyinkii u danbeeyay sameneysay kobac dhanka dhismaha iyo sidokale dhanka ganacsiga waxaana hada ku...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullahi https://www.youtube.com/watch?v=bUzU9O9o_pk

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada oo maanta tababar u furay Arday baraneysa farsamada gacanta

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo uu furay Wasiirka Shaqada iyo arimaha bulshada ayaa ahaa mid lagu baranayay xirfadaha kala duwan ee farsamada gacanta waxaana Tababarka loo...

Xarunta hooyada iyo dhalaanka Deegaanka Idhanka ee Gabiley oo xariga laga jaray.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomliland oo uu wehliyo Maamulka Magaalada Gabiley ayaa xariga ka jaray dhismaha iyo dib uhabeyn lagu sameeyay xarunta...

Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo wadda qorshe lagu dhisayo golaha deegaanka ee Degmooyinka Cusub

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha gudaha federalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa qorsheynaysa in la dhamaystiro dhismaha golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka harsan oo ay ku...