Dowlada KG oo Hay’adda Badbaadada Carruurta kala hadashay Kordhinta deeqaha.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku Simaha Madaxweyanaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda KG Dr Ali Said Fiqi ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi heer sare ah...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=R3GgQk00H6E

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska 65-aad ee todobaadka xoriyadda

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxda Dowladda kala qeybgalay munaasabadda bilowga Todobaadka Xoriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska...

Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horreysay laga furay Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska, taas oo noqotay tii ugu horreysay oo laga hirgeliyo guud...

Bulshada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay ilaalinta Dhirta iyo bad qabka Deegaanka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadihii u danbayay Guud ahaan Dalka waxaa ku soo badanayay xaalufka Dhirta oo dhibaato ba'an ku ah Deegaanka taasi oo dadka qaar Ganacsi...

Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay horumarinta luqadda afka Hooyo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Magaalada Jowhar ayaa waxaa loogu baaqay in ay si weyn u ilaashadaan, u dhowraan, islamarkaana u horumariyaan luqadda afka hooyo ee Soomaaliga,...

Bulshada Caabudwaaq oo taageeray shirka nabadaynta ee dhawaan lafilayo in uu ka furmo Huurshe.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulamo ay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ku taageerayaan shirka nabadaynta ee dhawaan la filayo in uu ka furmo Huurshe ayna soo...

CIA-da Mareykanka oo tageerytay hadalkii Trump ee la xirriirtay duqeyntii Iran

0
Madaxa CIA-da ee dalka Mareykanka, ayaa taageeray aragtida madaxweyne Trump ee ah, in duqeymaha Mareykanka uu ka geystay xarumaha Nukliyeerka ee Iran, uu geystay...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine https://www.youtube.com/watch?v=nuquRPHjcg8

Baarlamaanka Iran oo u codeeyay in la joojiyo wada shaqayntii hay’adda Atoomikada QM

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baarlamaanka Iran ayaa u codeeyay in la hakiyo wada shaqeyntii ay la lahaayeen hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ilaalinta Nukliyeerka, sida ay ku...