madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo diiday inuu ka qayb galo shirka cimilada ee...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sababta ku sheegay 'sababo amni'.
Turkiga ayaa sheegay in Britain ay ku guuldarreysatay inay ka soo baxdo dalabaadkooda...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo baaq u jeediyay Ganacsatada dalka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku boorriyey in ay maalgashi ku sameysaan kaabayaasha dhaqaalaha dalka gaar ahaan...
Haween ku nool Magaalada Baydhabo oo noloshooda ka maareeya Sameynta Sambuuska.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada Sanbuuska iibintiisa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ganacsigooda uu saameyn ku...
Qiimaha la iibiyo Hilibka xoolaha ee Dagmada Dhoobley oo laga dareemayo sare u kac...
Qaar kamida ah ganacsatada iibisa hilibka nocyadiisa kala duwan ayaa walaac
xoggan ka mujiyay sare u kaca ku yimid qiimaha Xoolaha nool Madaamo uu
ganacsigoodu ku...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali
Shirka Ansixinta Khayraadka Biyaha oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Madasha Wadatashiga Ansixinta Khayraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ayaamahan ka socoday Magaalada Baydhbao Xarunta KM-Gaarka maamuulka ayaa waxaa soo...
Hay’adda WFP iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedyada dalka oo kulan ku yeeshay Baydhabo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa furay wada-tashiyo tababar ah oo u dhexeeya Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP iyo Wasaarado kala...
Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee gudaha Uganda oo korortay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola ah ay dhinteen taas oo tirada guud ka dhigaysa afar...
Isticmaalka taleefoonada Casriga ah oo saamayn ku yeeehay waxbarashada ubadka Soomaaliyeed.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyiinki Dambe waxaa uu calamka uu sii talaabsanayay oo uu gaaray casriyo cusub. Hada waxaa calamka kuso biiray appap iyo aalado cusub kuwaasoo...
Agaasimaha Rugta ganacsiga iyo warshadaha KG Oo ka Waramay kaalinta ay ku leeyihiin Horumarinta...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rugta ganacsiga iyo warshadaha KGS waxaa la aas aasey 2013 tan iyio markaasi waxey waday dadaalo lagu horumarinaayo ganacsiga degaanada KGS iyadoona gacan...