Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo tababar u soo xirtay iskaashatooyinka soo saara...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa tababar u soo xirtay qaar ka mid ah iskaashatooyinka beeraha ee soo saara calafka xoolaha, kuwaas oo ku...
Culimada Masjidka Laba Suul ee Kismaayo oo codsaday in masjidka dhul loo iibiyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga gacanta ku haya masjidka laba suul ee degmada kismayo ayaa bulshada ugu baaqay inay ka qayb qaataan balaarinta masaajidka Fardowso axmed cabdi
Wasiirka arrimaha dibedda Iran oo qiray in burbur loo geystay xarumaha nukliyeerka Iran
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran, ayaa qiray in wax uu ugu yeeray burbur xooggan loo geystay goobaha Nukliyeerka ee dalkaasi, ka dib duqeymihii...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Maxamed cali samow
https://youtu.be/8exa69jdOLA
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=IFWEaQhUb_o
Suuqa Casriga ah oo laga furay Magaalada Muqdisho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Mudisho ayaa waxaa laga daah furay Godol Market oo ah Suuqa Casriga ah kaasi oo ay ku idil yihiin dhamaan adeegyada Muhiimka...
Dowlada KG oo Hay’adda Badbaadada Carruurta kala hadashay Kordhinta deeqaha.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku Simaha Madaxweyanaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda KG Dr Ali Said Fiqi ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi heer sare ah...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=R3GgQk00H6E
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay xuska 65-aad ee todobaadka xoriyadda
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxda Dowladda kala qeybgalay munaasabadda bilowga Todobaadka Xoriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska...
Magaalada Kismaayo oo laga hirgaliyey Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horreysay laga furay Beerta Xayawaanada iyo Dalxiiska, taas oo noqotay tii ugu horreysay oo laga hirgeliyo guud...