Dhalinyarada Iibiya Telefoonnadda Celiska ah ee Magaalada Baydhabo oo Wajahaya Caqabado
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka shaqeysata Dhalinyaro iibisa Moobeelada Celiska ah kuwaasi oo Nolol maalmeedkooda ka raadsada balse waxa ay la kulmaan...
Iskuul Gabdhaha u gaar ah oo laga Dhagax dhigay Degmada Dhoobley.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Jubaland Mudane Axmed Faarax Cali (Aweys) oo ay wahelinayeen Agaasimaha waaxda Horumarinta...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani sheekh cali
https://youtu.be/nuBX0jgiXpM
Maxuu yahay hadalka Trump ee ka cadhaysay dadka ku nool Japan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Japan ayaa cambaareysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo is barbar dhig ku sameeyay weerarradii Mareykanka ee Iran iyo duqeyntii Hiroshima iyo Nagasaki ee...
Tababar la xiriira Gargaarka deg dega oo loo qabtay ardayda Dugsiga Al-Iiman
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dugsiga Caafimaadka ee Al-Iiman ee magaalada Baladweyne ayaa 25 arday u qabtay Tababar la xiriira gargaarka deg dega ah. Naxwo axmed kadiye
Iskuulka hoose/dhexe ee Sunlight oo u dabaal degay Sanad-guuradii 3-aad ee Iskuulka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose/dhexe ee Sunlight Academy ee xerada Ifo ayaa u dabaal degay Sanad-guuradii 3-aad ee Iskuulka. Fardowso axmed cabdi
Ardeyda Jaamacadaha Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Sheybaarka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta Tababarada iyo Baaritaanada Caafimaadka ee Royal Medical ayaa Tababar ku saabsanaa sheybaarka u qabatay Ardeyda dhigta Jaamacadaha Maxamed cali samow
Dhaqaatiirta degmada-dhoobley oo ka digay cudurada ka dhalan kara Duumada
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlwadeenada caafimadka ee degmada dhoobley ayaa bulshada uga digay xanuunada ka dhalan kara cudurka duumada Maxamed cali samow
Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag oo la bilaabay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wajiga koowaad ee waddo isku xireysa gobollada Sool iyo Sanaag ayaa laga bilaabay magaalada Adhicadeeye. Maxamed cali samow
Wasaaradda Caafimaadka ee XFS oo wada sidii daawooyin waxtar leh loogu heli lahaa xanuunnada...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee XFS Dr. Maryam Maxamed Xuseen, iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii daawooyin...