Shan qof oo ku dhimatay kolonyo QM ay leedahay oo weerar lagu qaaday Dalka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shan xubnood oo ka tirsan kolonyada Qaramada Midoobay oo gargaar u siday magaalada El-Fasher ee dalka Suudaan ee ay colaaduhu halakeeyeen ayaa lagu...

Kalluumaysatada Jasiiradda Koyama oo Kawarbixiyay Noloshooda Maalinlaha ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jasiirada Koyama waa Jasiirad dhacda Gobalka Jubbada Hoose taas oo qiyaasto 45-km jahada KG kaga beegan Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose. Jasiirada...

U diyaar garowga Ciidda Carafo oo laga dareemaayi Suuqa Xoolaha Baydhabo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maalmo kooban nooga dhiman Maalinta Ciida ee Carafo ayaa waxaa Suuqweynaha Xoolaha ee Magaalada Baydhabo laga dareemaya u diyaar garowga Dhanka Ciiddul...

Maamulka Degmada Buur-Hakaba oo lagu Wareejiyay dhul loogu tala galay Garoonka diyaaradaha.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa wado dedaalo lagu balaarinaaya dhulka Eelboorka Buurhakaba oo lagu wado dayactir iyo dhismo si ay aqabada...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=lu5MHUsIerg

Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Shirka sanadlaha ah ee Mashruuca Sugnaanta Cuntada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shirkii sanadlaha ahaa ee guddiga hagista mashruuca FSRP kaasi oo ay ku mideysan...

In ka badan 200 oo maxbuus oo ka baxsaday xabsi ku yaalla Pakistan kaddib...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsaday xabsi ku yaalla magaalada ugu weyn Pakistan kaddib dhul gariir saacadihii hore ee Talaadada...

Wasiirka Awqaafka iyo Arrimaha Islaamka XFS oo kulan la qaatay shirkadaha Xujayda keenta Sacuudiga

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Awqaafka iyo Arrimaha Islaamka XFS oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo madaxa Xafiiska Arimaha Xajika Soomaaliya, Ee...

24 qof ayaa lagu dilay xero gargaarka lagu qaybiyo oo Qasa ku taalla, sida...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee cisbitaalka Nasser ee Khan Younis ayaa sheegay in 24 qof ay dhinteen 37 kalena ay ku dhaawacmeen “kaddib markii ciidamada...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani Sheekh Cali https://www.youtube.com/watch?v=k4Zo84zniNI