Dugsiyada ku yaalla degmada Hobyo oo codsi u diray Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaflad si heer sare ah loo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Hobyo, taasoo lagu shaacinayay aqoonsiga rasmiga ah ee ay Wasaaradda Waxbarashada iyo...
Suuqyada lagu iibiyo Xoolaha nool Jowhar oo laga dareemayo u Diyaar garoowga Munaasabadda Ciida
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilliga Ciida Carafada waa mid ka mid ah munaasabadaha ugu waaweyn ee bulshada Soomaaliyeed ay xoolahooda, gaar ahaan ariga, ay u iibgeeyaan suuqyada,...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine
https://www.youtube.com/watch?v=uH-Ktcrurcw
Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo Kormeeray Xoolaha loogu talagalay Udxiyada ee Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Awkhaafta iyo Arimaha Diinta Dowladda Jubbaland oo ay Wehelinyeen Masuuliyiin kale ayaa Kormeeray goobta ay ku xareysan yihiin Xoolaha loogu talagalay...
Hoggaamiyaha sare ee Iran oo diiday dalabyo ugu yimid Maraykanka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa diiday dalabka Mareykanka ee ahaa in Iran ay joojiso tayeynta Uranium-ka si loo gaaro...
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo oo Saxiixay habraaca diiwaan gelinta dhulka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdullahi Cali Watiin, ayaa si rasmi ah u saxiixay habraaca diiwaangelinta dhulka ee Degmada Baydhabo, kaas...
Mashruuc loogu talagalay Hooyooyinka oo laga daahfuray Degmada Cadaado.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Galmudug, Cabdirisaaq Cali Jaamac, ayaa magaalada Cadaado ka daah-furay wajiga labaad ee mashruuca Sagal Project,...
Muxuu yahay Khilaaf cusub leh oo ka dhex qarxay Trump iyo Elon Musk?
Maalqabeenka Maraykanka ah ee Elon Musk ayaa cambaareeyay saxeexa madaxweyne Trump ee nidaamka cashuuraha oo u uku tilmaamay in uu yahay wax laga yaqyaqsado.
Aqalka...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Naxwo Axmed Kadiye
https://www.youtube.com/watch?v=q_nf0FgxsQE
Diyaar Xoggan oo ku aadan Ciida Carafo oo laga dareemayo Suuqyada Xoolaha Degmada Dhoobley.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Guud ahaan Muslimiinta Caalamka ay isku diyaarinayaan Munaasabadda Ciida Carafo oo ay inaga xigaan Maalmo kooban ayaa waxaa diyaar Garow Xoggan laga...