Dhakhaatiirta degmada oo bulshada uga digay khatarta maandooriyaha

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhakhatiirta ka howl gasha degmada dhoobley ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan uga digay saamaynta qatarta maandooriyaha  Maxamed Cali samow

Maamulka Xaafadda Hanti- Wadaag Jowhar oo Amar ka soo saaray Goobaha lagu iibyo Hilibka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar Cusmaan Gaab ayaa si adag digniin ugu diray shacabka xaafadda gaar ahaan ganacsatada ku hawlan iibinta hilibka. Naxwo...

Midowga Afrika oo ka hadlay xayiraada socdaalka Maraykanka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay go’aanka dowladda Mareykanka ay ku soo rogtay xayiraada cusub ee dhanka socdaalka ah ee ay saameysay muwaadiniinta...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali https://www.youtube.com/watch?v=pkByGIeTx0U

Gaalkacyo oo tababar loogu soo xiray Dhallinyaro la baray xirfado ay ku shaqeysan karaan

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuliyiin ka tirsan Dowlada goboledka galmudug iyo Saraakiil Hay'adaha NRC WFP iyo UNICEF ayaa Magaalada Gaalkacyo uga qeybgaley Munaasabad ay ku qalin jabinayeen...

Xuska maalinta Deegaanka Aduunka oo Kismaayo lagu qabtay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Degaanka iyo isbadalka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka oo sanadkiiba mar xilligaano kale dunida laga xuso Iyadoo hal...

Warbixin:-Wax ka ogow tallaabooyinka uu Sucuudigu qaaday xajka sannadkan.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 1.4 milyan oo Muslimiin ah ayaa sanadkan gudashada waajibaadka xajka u jooga magaalada barakeysan ee Maka ee dalka Sacuudiga, kaddib...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=YMXwy7lBe1U

Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda Deegaanka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Marwo Ruqiyo Cabdulle, ayaa si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed gaar...

Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Kalluumeysiga Sharci-darrada ah oo Maanta ku began

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer Afrika – in ka badan 3,300km – taas oo kheyraad badeed aad u hodan ah leh Laakiin...