Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali
https://youtu.be/9WMeG_-ZQbE
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani sheekh cali
https://youtu.be/mf5-o1CzVto
Israa’iil oo weerar culus ku qaaday caasimadda Lubnaan ee Beyruut
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in ay aqoonsadeen cutub ka tirsan ururka Xisbullah oo soo saara kumannaan diyaaradood oo aan duuliye lahayn, kuwaas oo...
Gudoomiyaha degmada Garoowe oo Dhagax dhigay dhismaha Aargada Garoowe
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha degmada Garoowe Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud ayaa Dhagax dhigay dhismaha Aargada Garoowe oo si casri ah loo dhisayo, waxaana dhismaha maalgelinaysa Golis oo...
Maamulka Degmada Carmo oo Ka Qayb Galay Daafurka Mac-hadka Puntland college
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Carmo Iyo Masuuliyiin kale Ayaa Ka Qayb Galay Daafurka Mac-hadka Puntland college Xaruntiisa Magaalada Carmo Fardowso axmed cabdi
Dhakhaatiirta degmada oo bulshada uga digay khatarta maandooriyaha
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhakhatiirta ka howl gasha degmada dhoobley ayaa bulshada qeybaheeda kala duwan uga digay saamaynta qatarta maandooriyaha Maxamed Cali samow
Maamulka Xaafadda Hanti- Wadaag Jowhar oo Amar ka soo saaray Goobaha lagu iibyo Hilibka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Xaafadda Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar Cusmaan Gaab ayaa si adag digniin ugu diray shacabka xaafadda gaar ahaan ganacsatada ku hawlan iibinta hilibka. Naxwo...
Midowga Afrika oo ka hadlay xayiraada socdaalka Maraykanka
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay go’aanka dowladda Mareykanka ay ku soo rogtay xayiraada cusub ee dhanka socdaalka ah ee ay saameysay muwaadiniinta...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali
https://www.youtube.com/watch?v=pkByGIeTx0U
Gaalkacyo oo tababar loogu soo xiray Dhallinyaro la baray xirfado ay ku shaqeysan karaan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuliyiin ka tirsan Dowlada goboledka galmudug iyo Saraakiil Hay'adaha NRC WFP iyo UNICEF ayaa Magaalada Gaalkacyo uga qeybgaley Munaasabad ay ku qalin jabinayeen...