Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=IV37yhXk3bg

Qoysas Danyar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho oo loo qeybiyay Hilibka Udxiyada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bini'aadanimda ee Boqor Salmaan oo kaa shaneysa Hay'adda Xikma Charity ayaa Maanta Mar kale Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir...

Ardeyda dugsiga farsamada gacanta AL-AMAR Baydhabo oo soo bandhigay hal abuur ay sameeyeen

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardayda wax ka barata dugsiga farsamada gacanta AL-AMAR TVET center ee magaalada baydhabo ayaa soo bandhigtay xirfadooda aqooneed ee waxii labaray. madasha lagu Soo...

Trump iyo Musk oo iskugu hanjabay joojinta heshiisyadii ay galeen.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiisada u dhaxeysa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo bilyaneerka teknolojiyadda ee Elon Musk ayaa gaartay heerkii ugu xumaa, waxaana soo afjarmay is-xulufeysigii u...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi

Shacabka Degmada Xarardheere oo Lagala hadlay horumarinta adeegyada Bulshada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ma’suuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug ayaa kulan la yeeshay Odyaasha Dhaqanka, Haweenka iyo qeybaha kale ee bulshada magalada xarardheere kulankaas...

Iskuul Hoose, Dhexe iyo Sare oo laga dhagax dhigay Magaalada Boorama ee gobolka Awdal

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Camuud foundation ayaa magaalada Boorama ka dhagax dhigtay dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Xaaji Axmed Miisaan. Munaasabada dhagax dhiga Dugsigan ayaa waxaa...

Warbixin.Daryeel noocee ah ayay u baahan tahay Hooyada Uurka leh.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyada Uurka leh ayaa looga baahan yahay daryeelida iyo la soco shada xaaladeeda caafimaad iyo sido kale in ay ku xirnaato xarumaha caafimaad...

Kulan Wacyigelin ku saabsan Talaalka Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kulankii wacyigelinta tallaalka cusub ee ka hortaga oof-wareenka iyo shubanka ee lagu qabtey magalada baydhabo ayaa waxaa ujeedkiisu ahaa Sidi iskaashiga bahada caafimaadka...

Culimada Baladweyne oo ku baaqay caawinta dadka danta yar inta lagu jiro maalmaha ciida

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheakh Cumar Saalax Madoobe oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada iyo Hay’addaha samafalka uga baaqay in Hilibka Udxiyada lagu caawiyo dadka...