kulan ciyaareed lagu muujinayay nabadda oo lagu qabtay Degmada Balcad.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiriirka kubada Cagta Degmada Balcad ayaa marti galiyay kulan Ciyaareed is dhexgal bulsho ah kaasi oo u dhaxeeyay Gudoomiyayaasha ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir...
Olole Lagu Furayo Wadooyin xirnaa Oo Laga Sameeyey Deegaanka Awdiinle.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Awdiinle oo si Rasmi ah u Soo Gabagabeeyey Olole Lagu Furayay Waddo Cusub oo isku xiraysa Awdiinle iyo tolooyiinka hoose yimaado...
Sacuudiga oo sanadkan qaaday tallabooyiin aan looga baran oo ah dhanka sugidda amniga Xajka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa baraha bulshada soo dhigtay qaar ka mid ah muuqaallada muujinaya diyaarad helikobter ah oo milateri iyo gantaalada nidaamka difaaca...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
Hay’addaha Samafalka oo Loogu baaqay Caawinta dadka danyarta ah ku nool Deegaanka Lafoole.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiya ku xigeenka arimaha bulshada Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo ay wehelineyaa Madaxa Xirirka Dowladaha Arabta ee Hay’adda Maareynta iyo Masibooyinka Qaranka ee...
Dhalinyarada baratay culuumta caafimaadka ee Degmada Dhoobley oo abuurtay fursado Shaqo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyinkii danbe la soo ifbaxayay hal abuur shaqo oo ay ku maareeyaan noloshooda...
Ururka kubadda cagta Baladweyne oo codsaday in roog loo saaro garoonka Laqaanyo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kastoo Magaalada Baladweyne uu ka socdo horumar dhanka kubadda cagta ah ayaa hadda waxaa jira caqabado ku gumadan isboortiga gobolka Hiiraan taasoo...
Galmudug oo sheegtay in ay hoos u dhacday tirada kiisaska kalluumaysiga sharci-darrada
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli ay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada dalka wadaan dadaallo lagu doonayo in lagu ciribtiro kalluumaysiga sharci-darrada ah, ayaa dowlad-goboleedka Galmudug sheegtay in...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=IV37yhXk3bg
Qoysas Danyar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho oo loo qeybiyay Hilibka Udxiyada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bini'aadanimda ee Boqor Salmaan oo kaa shaneysa Hay'adda Xikma Charity ayaa Maanta Mar kale Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir...