Daruufo nololeed oo soo wajahday dadka ku nool deegaanka Xin-barwaaqo oo hoos taga Hobyo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Deegaanka Xin-barwaaqo oo hoos taga Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wajahaya caqabado dhanka nolosha ah oo aay kamid yihiin...

Haweenka Baydhabo Oo ku dhiiranaya Horumarinta Ganacsiyada

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa mudooyinkaani danbe ku soo Badanaaya Xarumo Ganacasi oo kala duwan kuwaasi oo ay Hirgeliyeen Dhalinyarada Degaanka oo isuga Jira...

Warshad Soosaari Doonto Beddelka Bacaha Balaastiga oo Kismaayo Laga Hirgeliyay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa si rasmi ah looga hirgaliyay warshad cusub oo lagu magacaba Kulmis taas oo soo saari...

Warbixin:-Muhiimad nooce ah ayay nabada u leedahay dadka xoola dhaqatada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ereyga Nabadu waa afgarad ka soo horjeeda Dagaal iyo dhibaato ka dhax aloosma Qoomiyadaha ama dabaqadaha Bulshada iyo sido kale Dowladaha tartamaya sooyaalka...

Bulshada Galmudug oo loogu baaqay ka qayb-qaadashada joojiinta colaadaha beelaha

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay weli ka taagan yihiin colaado iyo iskahorimaadyo hubeysan oo ka dhacay qaar ka mid ah deegaannada Galmudug, kuwaas oo u dhexeeya...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://youtu.be/qQheTS6WPtk  

Musharaxa madaxtinimada Colombia oo toogasho lagu dhaawacay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas’uuliyiinta Columbia ayaa sheegay in musharaxa madaxweyne ee garabka midig ee Colombia uu ku sugan yahay xaalad halis ah ka dib markii saddex...

kulan ciyaareed lagu muujinayay nabadda oo lagu qabtay Degmada Balcad.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiriirka kubada Cagta Degmada Balcad ayaa marti galiyay kulan Ciyaareed is dhexgal bulsho ah kaasi oo u dhaxeeyay Gudoomiyayaasha ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir...

Olole Lagu Furayo Wadooyin xirnaa Oo Laga Sameeyey Deegaanka Awdiinle.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Awdiinle oo si Rasmi ah u Soo Gabagabeeyey Olole Lagu Furayay Waddo Cusub oo isku xiraysa Awdiinle iyo tolooyiinka hoose yimaado...

Sacuudiga oo sanadkan qaaday tallabooyiin aan looga baran oo ah dhanka sugidda amniga Xajka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ayaa baraha bulshada soo dhigtay qaar ka mid ah muuqaallada muujinaya diyaarad helikobter ah oo milateri iyo gantaalada nidaamka difaaca...