Maamulka Degmada Ceeldheer oo Lagu Wareejiyey Cagaf Loogu tala galay Horumarinta Deegaanka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Ceeldheer ee Gobolka gal-gaduud ayaa waxaa lagu wadaa Masharaci dhismo si loo bilo bilicida degmada iyo Dib u dayacatirka Wadooyinka degmada oo...

Roob Saacadihii Lasoo Dhaafay Ka Da’ayay Kismaayo oo Saameeyn Ku Yeeshay Barakacayaasha.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saacadihii lasoo dhafay waxa magalada kismaayo ka Da’ay Roob laxaadle kuwaas oo samayn guud ku yeeshay nolasha  bulshada Gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah...

Warbixin:-Maqaam noocee ah ayay ay diinteena Suuban gaysay Dumarka Islaamka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diinta Islaamka Waxay na fareysaa in La ixtiraamo gabadha Muslimada ah waxaa Kale Oo ay na faraysaa in Dumarka Loo dhimriyo Loo Naxariisto...

Kismaayo oo lagu qabtay kulan lagu soo bandhigayay Qorshaha Maalgashiga Degmada kismaayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland iyo Maamulka Dagmada ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay lagu soo bandhigay Ansixinta Qorshaha Maalgashiga Degmada kismaayo. Munaasabada lagu ansixinayay...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=r-FXfTrx1kk

Faransiiska oo doonaya in la aqoonsado dowladda Falastiin.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-12-ka qof ee saarnaa doonta Madleen ee saaka Israa’iil ka qabsatay biyaha badda Mediterranean-ka waxaa ku jirta Rima Hassan oo ah xildhibaanad Faransiiska...

Xarunta xanaannada xoolaha Degmada Baxdo oo la xarig jaray.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwaynaha Dowlada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ka xarig jaray xarunta xanaanada xoolaha ee Degmada Baxdo. Xarig jarka...

Imtixaanka Fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir oo maanta la daah furay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa si rasmi uga daah furay Magaalada Muqdisho Imtixaanka Shahaadiga ah ee...

Israa’iil oo hor istaagtay dooni ay saaranaayeen koox gargaar u siday Qasa.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidamada Israa’iil ayaa hor istaagtay koox miigganeyaal caalami ah oo doonayey in ay jabiyaan go’doominta lagu hayo marinka Qasa. Kooxdan oo la magac baxay...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani Sheekh Cali https://www.youtube.com/watch?v=KRStCKO5Th4