Deeq raashin ah oo la gaarsiiyay Deegaano Dhaca waqooyiga Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Juraati ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay Barakacayaasha iyo Beeraleyda kunool...
Trump oo ciidan hor leh ku daabulay Los Angels
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha California, Gavin Newsom, ayaa sheegay in uu helay warka ah in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu u dirayo 2,000 oo askari oo...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=LCw46-giL1E
Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo kawarbixisay Qorshaha Kalluumeysiga sharci-darrada ah uga degsan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buulug Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa waxay si faahfaahsan u soo bandhigtay qorshayaasha wax loga qabanaya kalluumaysiga sharci-darrada ah ee kusoo...
Maamulka Degmada Ceeldheer oo Lagu Wareejiyey Cagaf Loogu tala galay Horumarinta Deegaanka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Ceeldheer ee Gobolka gal-gaduud ayaa waxaa lagu wadaa Masharaci dhismo si loo bilo bilicida degmada iyo Dib u dayacatirka Wadooyinka degmada oo...
Roob Saacadihii Lasoo Dhaafay Ka Da’ayay Kismaayo oo Saameeyn Ku Yeeshay Barakacayaasha.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saacadihii lasoo dhafay waxa magalada kismaayo ka Da’ay Roob laxaadle kuwaas oo samayn guud ku yeeshay nolasha bulshada Gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah...
Warbixin:-Maqaam noocee ah ayay ay diinteena Suuban gaysay Dumarka Islaamka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diinta Islaamka Waxay na fareysaa in La ixtiraamo gabadha Muslimada ah waxaa Kale Oo ay na faraysaa in Dumarka Loo dhimriyo Loo Naxariisto...
Kismaayo oo lagu qabtay kulan lagu soo bandhigayay Qorshaha Maalgashiga Degmada kismaayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland iyo Maamulka Dagmada ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay lagu soo bandhigay Ansixinta Qorshaha Maalgashiga Degmada kismaayo.
Munaasabada lagu ansixinayay...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=r-FXfTrx1kk
Faransiiska oo doonaya in la aqoonsado dowladda Falastiin.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-12-ka qof ee saarnaa doonta Madleen ee saaka Israa’iil ka qabsatay biyaha badda Mediterranean-ka waxaa ku jirta Rima Hassan oo ah xildhibaanad Faransiiska...