Dhismaha Wajiga Koowaad Isbitaalka Degmada Wanlaweyn oo la soo gabagabeeyey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Isbitaalka Weyn ee Degmada Wanlaweyn ayaa socdey Wajigiisa Koowaad mudo ka badan Afar bilood ah iyadoo lagu dhisayo iskaashi Bulsho dal iyo...
Trump oo sheegay inuu soo afjarayo wadahadalka ganacsi ee Canada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu “si degdeg ah u jarayo wada-hadallada ganacsi ee uu la leeyahay Canada” iyadoo waddanku u...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
Maamulka Afmadow oo dhagax dhigay Dugsiga Hoose/dhexe ee Gabdhaha Degmada
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga dhagax dhigay Iskuulkii ugu horeeyay ee Degmada Afmadow kaas oo gaar u ah Gabdhaha Degmada.
Guddoomiyaha...
Dhalinyarada Iibiya Telefoonnadda Celiska ah ee Magaalada Baydhabo oo Wajahaya Caqabado
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka shaqeysata Dhalinyaro iibisa Moobeelada Celiska ah kuwaasi oo Nolol maalmeedkooda ka raadsada balse waxa ay la kulmaan...
Iskuul Gabdhaha u gaar ah oo laga Dhagax dhigay Degmada Dhoobley.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Jubaland Mudane Axmed Faarax Cali (Aweys) oo ay wahelinayeen Agaasimaha waaxda Horumarinta...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani sheekh cali
https://youtu.be/nuBX0jgiXpM
Maxuu yahay hadalka Trump ee ka cadhaysay dadka ku nool Japan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Japan ayaa cambaareysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo is barbar dhig ku sameeyay weerarradii Mareykanka ee Iran iyo duqeyntii Hiroshima iyo Nagasaki ee...
Tababar la xiriira Gargaarka deg dega oo loo qabtay ardayda Dugsiga Al-Iiman
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dugsiga Caafimaadka ee Al-Iiman ee magaalada Baladweyne ayaa 25 arday u qabtay Tababar la xiriira gargaarka deg dega ah. Naxwo axmed kadiye
Iskuulka hoose/dhexe ee Sunlight oo u dabaal degay Sanad-guuradii 3-aad ee Iskuulka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hoose/dhexe ee Sunlight Academy ee xerada Ifo ayaa u dabaal degay Sanad-guuradii 3-aad ee Iskuulka. Fardowso axmed cabdi