Kulan wacyi-gelin ah oo ku saabsan dhismaha Golaha Deegaanka oo lagu qabtay Degmada Jalalaqsi.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle Mudane Cabdi Daahir Guure ayaa si rasmi ah uga daah-furtay Degmada Jalalaqsi Barnaamij wacyi-gelin...

Qaybo ka mid ah magalada Los Angels oo bandow lagu soo rogey ka dib...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka oo shantii maalmood ee la soo dahaafay marti u noqotay dibadbaxyo rabshada wata...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Naxwo Axmed Kadiye

Maamulka Degmada Kismaayo oo joojinaya Isticmaalka Bacaha.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bacaha balaastiga ah ee inta badan dadku ku adeegtaan ayaa kuwo dhibaato badan ku haya Deegaanka sida inay hoos u dhigaan bilicda Deegaanka...

Warbixin:-Sidee Dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri karaa fursado Ganacsi.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buburkii ka dhacay Dalkeena ayaa waxaa uu si weyn saameyay dhalinyarada Soomaaliyeed kuwaasi oo marka ay heerarka Waxbarashada ka soo baxaan aan helin...

Hirshabelle oo Cara-tuur ka sameysay Webiga Shabeelle Deegaano Hoos taga Jowhar.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle oo mudooyinkii dambe waday dadaalo xooggan oo lagu cara-tuurayay goobaha laga cabsi qabo inuu wabiga Shabeelle fatahaad...

Tababar ku saabsan Waxbarashada madaniga ah iyo hagida Deegaanka oo lagu qabtay Warsheekh

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arimaha gudaha ee Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa qabatay Tababarka Waxbrashada Madaniga ah iyo Hagida Deegaanka ee dhalinyarada warshiikh iyadoo kaa shanaysa...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.youtube.com/watch?v=9irT8lp7Wb8

Guddoomiyaha California oo ku hanjabey in uu Marines-ka maxkamad la tiigsanayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka California ee dalka Mareykanka, Gavin Newsom ayaa ku hanjabay in uu maxkamad la tiigsan doono ciidamada Marines-ka ee la sheegay in...

Maktabadda Dadweynaha Ceel-afweyn oo xariga laga jaray.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maayarka Degmada Cee-lafwayn ayaa xariga ka jaray Maktadabada dadwaynaha Ceel-afwayn oo markii ugu horeeysay laga hirgiliyay Ceel-afweyn islamarkaana si iskaa wax u qabso...