Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine
https://www.youtube.com/watch?v=G_F6JZmzK0s
Arday baratay xirfadda farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Magaaladda Godeey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaaladda Godeey ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 834 oo bartay Xirafadaha Farsamada gacanta sida Dawaarka, Cunno karinta Tababarada iyo...
Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay dalka Hindiya oo burburtay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diyaarad sidday 242 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku burburtay magaalada galbeed ee Ahmedabad ee dalka India.
Diyaaradda Boeing 787-8 Dreamliner oo...
Gogol nabadeed oo loogu baaqay colaada kataagan Deegaano Katirsan Galmudug.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in si deg deg ah looga qayb qaato daminta colaadaha...
Gudiga Shaqaalaha Rayidka oo Lagu dhiiri geliyey Ilaalinta Xuquuqda Shaqaalaha.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaasha gudiyada Arimaha Bulshada, Amniga iyo Arimaha gudaha iyo gudigga howlaha guud iyo Gaadiidka KGS ayaa booqasho ku tagay xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka...
Dhaqaatiirta Dhoobley oo uga digay Hooyooyiinka Uurka leeh isticmaalka Daawooyiinka aan loo qorin
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyiinka Uurka leeh ayaa inta badan la kulma dhibaatooyiin fara badan iyagoo qaarkood ay gacmahooda ay iskugu geystaan dhibaatada.
waxaa jira Hooyooyiinka Uurka leeh...
Kalluumeysatada Gobalka Jubbada Hoose oo dhibaato ku qaba Maraakiibta Shisheeye.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gobolka Jubbada Hoose wuxuu ka mid yahay meelaha ugu hodansan xagga khayraadka badda. Xeebaha gobolka oo dhererkoodu gaarayo in ka badan 100km ayaa...
Suuq Casri ah Laga hirgeliyey Degmada Xudur oo Xariga laga jarey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa Towfiig oo ka kooban ku dhowaad 20 dukaan ayaa laga hirgeliyey Degmada Xuddur ee Xarunta G/bakool, taasoo hormar u ah dhanka dib...
Mudaharaadyadii Mareykanka oo ku baahay 10 magaalo oo hor leh
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudaharaadyo looga soo horjeedo raafka soogalootiga ayaa sida gubato ugu fiday magaalooyin hor leh, halkaas oo askarta Trump ka billaabeen in qabqabtaan dad...
Kulan wacyi-gelin ah oo ku saabsan dhismaha Golaha Deegaanka oo lagu qabtay Degmada Jalalaqsi.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle Mudane Cabdi Daahir Guure ayaa si rasmi ah uga daah-furtay Degmada Jalalaqsi Barnaamij wacyi-gelin...