Danyar mashruuc qaliimo lacag la aan ah looga bilaabay magaalada garoowe
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 90 bukaan oo caruur ah oo baahiyaha gaar ka ah qaba ayaa daweyn iyo qaliino lacag la’aan ah loogu sameynaya...
Wafti ka socday Wasaradda Awqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland oo gaaray degaanka Janaa Cabdale
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafti ka socda Wasaradda Awqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland ayaa gaaray degaanka Janaa Cabdale oo qiyaastii 60km u jirta magaalada Kismaayo. Maxamed cali samow
Qalab Caafimaad Oo Lagu Wareejiyey Maamulka Isbitaalka Degmada Ceelbarde
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan Daawada ee lagu wareejiyey Maamulka Degmada Ceelbarde ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo adeegyada Caafimaadka ee isbitaalka Degmada Naxwo axmed kadiye
Darawalada Gaadiidka Kismaayo oo kawaramay sida loo maareeyay Biyaha Roobka
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee dagmada kismaayo ayaa wada Dadaala Xoogan oo ay ku maaraynayso Biyihii Fariisan Jiray Aargada Magalada Taas oo Caqabd ku ahayd isku...
Dhaqaatiirta degmada Dhoobley oo ka warbixiyay ahmiyada caafimaad ee ay caruurta u leeyihiin caanaha...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlwadeenada caafimaadka ayaa kula dardaarmay hooyooyinka inay sifiican caruurta u siiyaan caanaha naaska iyago la wadagay ahmiyada ay caruurta u leeyihiin Maxamed Cali samow
Israa’iil oo weerartay Iran
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Isra’il ayaa sheegay in ay weerarro qorsheysan la beegsadeen bartilmaameedyo goobo cayiman oo barnaamijka Nukleer-ka Iranah.
Afhayeenku wuxuu sheegay...
Faahfaahin dheeri oo ka soo baxaysa shilkii diyaaradda Hindiya
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa shil diyaaradeed oo shalay ka dhacay dalka Hindiya, halkaas oo diyaarad ay lahayd shirkadda Air India...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine
https://www.youtube.com/watch?v=G_F6JZmzK0s
Arday baratay xirfadda farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Magaaladda Godeey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaaladda Godeey ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 834 oo bartay Xirafadaha Farsamada gacanta sida Dawaarka, Cunno karinta Tababarada iyo...
Diyaarad rakaab ah oo laga leeyahay dalka Hindiya oo burburtay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Diyaarad sidday 242 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku burburtay magaalada galbeed ee Ahmedabad ee dalka India.
Diyaaradda Boeing 787-8 Dreamliner oo...