Dhismaha Waddo isku Xirta Xaafadaha Deegaanka Lafoolle Oo la Dhagax-dhigay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Lafoole oo kaashanaya kan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Si Rasmi ah u dhagax-dhigay una Bilaabay Dhismaha Wadda isku xirta Xaafadaha Al-Xayaad...

Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeq Lacageed ayaa Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba oo  si isxilqaan ah Bulshada iyo Maamulka ku dhisanayaan  Maxamed Cali samow  

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdulahi Gurey https://youtu.be/nL0uuYCDtzQ

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://youtu.be/TbZUMBKfCw4  

Danyar mashruuc qaliimo lacag la aan ah looga bilaabay magaalada garoowe

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 90 bukaan oo caruur ah oo baahiyaha gaar ka ah qaba ayaa daweyn iyo qaliino lacag la’aan ah loogu sameynaya...

Wafti ka socday Wasaradda Awqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland oo gaaray degaanka Janaa Cabdale

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafti ka socda Wasaradda Awqaafta iyo arimaha diinta Jubbaland ayaa gaaray degaanka Janaa Cabdale oo qiyaastii 60km u jirta magaalada Kismaayo. Maxamed cali samow

Qalab Caafimaad Oo Lagu Wareejiyey Maamulka Isbitaalka Degmada Ceelbarde

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan Daawada ee lagu wareejiyey Maamulka Degmada Ceelbarde ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo adeegyada Caafimaadka ee isbitaalka Degmada Naxwo axmed kadiye

Darawalada Gaadiidka Kismaayo oo kawaramay sida loo maareeyay Biyaha Roobka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee dagmada kismaayo ayaa wada Dadaala Xoogan oo ay ku maaraynayso  Biyihii Fariisan Jiray Aargada Magalada Taas oo Caqabd ku ahayd isku...

Dhaqaatiirta degmada Dhoobley oo ka warbixiyay ahmiyada caafimaad ee ay caruurta u leeyihiin caanaha...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlwadeenada caafimaadka ayaa kula dardaarmay hooyooyinka inay sifiican caruurta u siiyaan caanaha naaska iyago la wadagay ahmiyada ay caruurta u leeyihiin Maxamed Cali samow

Israa’iil oo weerartay Iran

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Isra’il ayaa sheegay in ay weerarro qorsheysan la beegsadeen bartilmaameedyo goobo cayiman oo barnaamijka Nukleer-ka Iranah. Afhayeenku wuxuu sheegay...