Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi

Soomaaliya oo bilaabeysa adeeg koronto lagu galinayo goobaha waxbarashadda iyo isbitaalada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS ayaa wado dadaallo lagu hergelinayo marshuur loogu tara galay in in koronto lacag la-aan ah oo ay...

Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka hadlay saameynta Isticmaalka Daawo dhireedka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyiinkii dambe Deegaanada Soomaalida waxaa aad ugu soo badanayay dadka isticmaalo iyo kuwa ka ganacsado daawo dhireedka, isticmaalka qaldan ee daawo dhireedka ayaa...

Dadweynaha Degmada Xingalool oo si isku tashi ah ku dhisaya Isbitaal.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay sidii loo dhameeystiri lahaa dhismaha xarun caafimaad oo hab isku tashi...

Barakacayasha degan Kaamamka Baladweyne oo wajahaya xaalad caafimaad daro.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskaan oo u badan Haween iyo Caruur islamarkaana ku nool Kaamka Dabadeey ee ku yaalo Xaafada Howl wadaag laanta Bacaadaha ayaa xilligaan wajahaya...

Maraykanka oo sheegay in aanay qayb ka ahayn waxna ka ogayn weerarrada Israel ku...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mareykanka ayaa sheegay inuusan wax lug ah ku lahayn weerarada Israa'iil ay ku qaaday goobaha nukliyeerka Iran, taasoo ah tallaabo kor u sii...

Dhismaha Waddo isku Xirta Xaafadaha Deegaanka Lafoolle Oo la Dhagax-dhigay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Lafoole oo kaashanaya kan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Si Rasmi ah u dhagax-dhigay una Bilaabay Dhismaha Wadda isku xirta Xaafadaha Al-Xayaad...

Deeq Lacageed Oo Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeq Lacageed ayaa Lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-hakaba oo  si isxilqaan ah Bulshada iyo Maamulka ku dhisanayaan  Maxamed Cali samow  

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdulahi Gurey https://youtu.be/nL0uuYCDtzQ

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://youtu.be/TbZUMBKfCw4