Warbiyood laga hirgaliyay Deegaanka Qarsax oo Hoos taga Kismaayo oo xariga laga jaray.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Xuseen Baraki oo ay Wahelinayeen Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrima Diinta, Wasiir ku...

Iiraan oo baajisay wada-hadallada nukliyeerka ee Mareykanka ee berri dhici lahaa

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan ayaa Abbas Araqchi ayaa u sheegay Kaja Kallas, madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, in marka la eego...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubaland oo daah-furay imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12-aad

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Jubaland, Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Axmed...

Tirada dhaawacyada ka dhashay weerarkii ugu dembeeyey ee Iran ku qaaday Israa’iil oo korortay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kow iyo labaatan qof ayaa ku dhaawacmay gantaallada Iran ay ku garaacday gobolka xeebta dhexe ee Israa’iil. Adeegga gurmadka degdegga ah ee Israa’iil ee...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi

Soomaaliya oo bilaabeysa adeeg koronto lagu galinayo goobaha waxbarashadda iyo isbitaalada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS ayaa wado dadaallo lagu hergelinayo marshuur loogu tara galay in in koronto lacag la-aan ah oo ay...

Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka hadlay saameynta Isticmaalka Daawo dhireedka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyiinkii dambe Deegaanada Soomaalida waxaa aad ugu soo badanayay dadka isticmaalo iyo kuwa ka ganacsado daawo dhireedka, isticmaalka qaldan ee daawo dhireedka ayaa...

Dadweynaha Degmada Xingalool oo si isku tashi ah ku dhisaya Isbitaal.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay sidii loo dhameeystiri lahaa dhismaha xarun caafimaad oo hab isku tashi...

Barakacayasha degan Kaamamka Baladweyne oo wajahaya xaalad caafimaad daro.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskaan oo u badan Haween iyo Caruur islamarkaana ku nool Kaamka Dabadeey ee ku yaalo Xaafada Howl wadaag laanta Bacaadaha ayaa xilligaan wajahaya...

Maraykanka oo sheegay in aanay qayb ka ahayn waxna ka ogayn weerarrada Israel ku...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mareykanka ayaa sheegay inuusan wax lug ah ku lahayn weerarada Israa'iil ay ku qaaday goobaha nukliyeerka Iran, taasoo ah tallaabo kor u sii...