Soomaaliya iyo Algeria oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga Caafimaadka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr. Cali Xaaji Aadam oo ku sugan magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa maanta kulan miro-dhal ah...
Daabacaada Buugga Diiwaan gelinta Gaadiidka oo laga dah-furey Hargeysa.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa si rasmi ah u daah-furay daabacaadda Diiwaan gelinta Saamaynta Buugga Gaadiidka Kaasi oo qeyb...
kulan looga hadlayay dhab-u heshisiinta oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay ansixinta Qorshaha Istiraatiijiyadda Dhab u heshiisiinta Gobolka Banaadir ee 2025-2029.
Qorshahaan ayaa ah mid waafaqsan...
Trump oo ka hadlay xiisaddii ugu dembaysay ee Iran iyo Israa’iil
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu ku lug lahayn colaaddii u dambaysay ee u dhaxaysa Israa'iil iyo Iran.
"Maraykanku wax lug ah...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay ka faa’iideystaan duruusta Diiniga ee ka socda Masaajidda
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan waxaa jirta duruus Diini ah oo laga bixiyo Masaajida oo kale sida barashada Tafsiirka Qur'aanka kariimka, Axaatiista iyo casharo kale kuwaas...
Wajiga koowaad ee wadada isku xirta degmada Mubaarag iyo Tuulada Galgalu oo la soo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa lasoo gabagabeeyay wajiga Koowaad ee dhismaha wadada isku xirta Degmada Mubaarak iyo Tuulada Galgalu ee Dowlada Deegaanka Soomaalida.
Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska...
Warbixin:-Farqi noocee ah ayaa u dhaxeeya Waxbarashada dalka iyo mida dibada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa furaha Horumarka Bulsho wadanka kasta oo aduunka Horumar gaadhay waxbarasho tayo leh ayuu ku gaaray, sanadihii ugu danbeyay Dalkeena Soomaaliya waxaa...
Laamaha Amniga Degmada Walaweyn oo Lagu Bogaadiyey Hormarinta Nabadgeliyada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka Degmada Wanlaweyn ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay uga hadleen Amniga io hormarka ka jira Degmada waxaana y bogaadiyeen...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=2LMfNSSP7Gw