Gabdhaha Dhoobley oo fursad u arkay barashada Farsmada gacanta si noloshooda uga maareeyaan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda qurxinta Dumarka waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku shaqaystaan noloshoodana ku mareeyaan.
Haweenka ku nool Magaalada...
kulan looga hadlay isku xirka hal-abuurka dhallinyarada oo lagu qabtay Degmada Warsheekh.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa Degmada Warsheekh ee Gobalka Shebellaha Dhexe ku qabatay kulan ku saaban Isku xirka Halka...
Mashruuc Hormarineyd oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Howlaha Guud ayaa laga hirgeliyay Garoowe
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo u hoggaansameysa siyaasadda horumarineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr....
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xassan Maxamed Cabdullahi
https://www.youtube.com/watch?v=r7JJVHQsOwc
Haween baratay farsamada gacanta oo tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo kaashanaysa Hay'adda Care ayaa tababar usoo xirtay 150 Haween oo ay hay'addu bartay xirfadaha farsamada gacanta sida Cillaan saarka...
Wadamada G7 oo ku kulmaya Canada si ay uga wada hadlaan xiisadda Israa’iil iyo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hogaamiyayaasha G7 ayaa gaaraya magaalada Alberta ee dalka Canada, ka hor jadwalka shirar badan oo qaabayn kara sida dalalka adduunka ugu qanisan ay...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=kJr72hRhuIg&pp=0gcJCd4JAYcqIYzv
Buunda Cusub oo laga Xarig Jaray Degmada Buur-hakaba.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Buundooyinkan Cusub ee Lagu dhisey Iskaasha Bulshada iyo Maamulka Degmada Buur-Hakaba Kuwaas oo dhismahooda socdey labo bilood ah si loo fududeeyo isku socodka...
Wasaaradda Deegaanka DPL oo sooban dhigtay Qiimeyn ay ku samaysay Bacadka Guur guura
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbadalka Cimilada DPL ayaa maantay degmada Jariiban ku soobandhigtay Qiimeyn ay ku samaysay Bacadka Guur guura oo ah Aafo deegaanka...
Warbixin:-Tiknoolajiyada casriga ah ma ka qeyb qaadan kartaa Horumarinta nabadda.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tiknoolajiyadu waa nimacad Illaahey Bini'aadanka uga deeqay, Casrigan la joogo waxaa ay noqotay qeyb muhiim ah oo kamid ah nolosha aadanaha waxayna ay...