Dhalinyarada Degmada Dhoobley oo looga digay Isticmaalka App-ka 1xbet oo Dhibaato ku haya Bulshada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-App-ka 1 xbet waa app lagu shubto lacag islamarkaana lagu ciyaaro laaduu turub ama la saadaaliyo ciyaaraha, Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee...

Wadada weyn ee dhexmarta bartamaha Magaalada Qardho oo dayactir lagu bilaabay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Qardho ayaa dayactir iyo dib u habayn ku bilowday wadada weyn ee dhex mara bartamaha Magaalada taasi oo ay...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xassan Maxamed Cabdullahi https://www.youtube.com/watch?v=2zb4vScGp-c

Wasaarada Kalluumeysiga Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Shirkad laga leeyahay Turkiga.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee JFS iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiiska horumarinta kalluumeysiga Soomaaliya. Heshiiskan ayaa...

Kulan looga hadlayay Qorshaha Maalgalinta iyo Hormarinta Degmooyinka Jubbaland oo lagu qabtay Doolow

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradaha Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Dowladda Jubbaland ayaa si wadajir ah uga daahfuray degmada Doolow ee Gobolka Gedo mashruuca xog uruurinta qiimeynta qorshaha...

Trump oo dadka ku nool Tehran ugu baaqay inay degdeg uga baxaan.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dad aad u badan ayaa isku dayaya inay ka qaxaan Tehran, balse jidadka ayaa weli si aad ah u cidhiidhi ah, sidii ay...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=IQC_IWWff3c

Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo dayactir ku sameeyay Buundoweyn.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhallinyarada is xilqaan ee Baladweyne ayaa Buundada weyn ee Magaalada ku sameeyay Dayactir iyagoo al-xamay meelo ay ka daxaleeysatay . Lacagta shaqadan lagu...

kulan looga hadlayay Qabyo qoraalka Siyaasadda Xuquuqda Aaadanaha oo lagu qabtay Kismaayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay, kulan wada tashi ah oo looga hadlayay Qabyo qoraalka Siyaasadda Xuquuqda Aaadanaha. Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya

Gabdhaha Dhoobley oo fursad u arkay barashada Farsmada gacanta si noloshooda uga maareeyaan

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda qurxinta Dumarka waxaa ay ka mid tahay xirfadaha ugu badan ee ay Haweenka Soomaaliyeed ku shaqaystaan noloshoodana ku mareeyaan. Haweenka ku nool Magaalada...