Tababar ku saabsan cudurada iyo nafaqeynta xoolaha oo lagu soo gaba gabeeyay Dhuusamareeb.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayeen Masuuliyiin kale ayaa tababar ku saabsan cudurada iyo nafaqeynta xoolaha usoo...
Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo oo sameeysay olole dhir-beeris iyo rinjiyeeyn ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo Oo kaashanaayo Ururka Dhalinyarada Degmada, Waxaa Uu fuliyay olole ballaaran oo dhir-beeris iyo rinjiyeyn ah, kaas oo...
QM oo ka cabsi qabta in Iiraan ay degdeg u tayeyso yuraaniyumteeda.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iiraan waxa ay awood u leedahay in ay mar kale billowdo tayeynta yuraaniyumta - si ay u noqoto bam suurtagal ah - "muddo...
Duqa Muqdisho oo bilaabay inuu dhiso laamiga Soobe ee ku burburay roobkii ka da’ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=FLTbHJKUAxI
Bulshada Degmada Cadaado oo loogu baaqay horumarinta adeegyada Bulshada Degamadaas.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Faarax Diiriye Warsame guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa bulshada degmadaas waxaa uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan horumarinta magaalada, waxaana...
Gabdhaha Degmada Dhoobley oo lagu booriyay xijaabka iyo asturnaanta
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xijaabku ma ahan kali ah Quruxda Gabdhaha Soomaaliyeed ee sido kale waa quruxda guud ahaan Gabdhaha Muslimiinta ah xijaabkuna Haweenka waxaa uu ka...
Xarun lagu baran doono xirfadaha casriga ah oo Magaalada Gaalkacyo laga daah furay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo ka furay xarun lagu barto xirfadaha casriga ah oo waxtar u leh dhallinyarada.
Khadar Axmed...
Dowladda Hoose ee Baladweyne oo digniin u dirtay dadka qashinka ku shuba Webiga Shabeelle.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoghayaha Dowladda Hoose ee Magaalada Baladweyne Yaxye Cabdiraxmaan Xuseen ayaa sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan cidii lagu arko iyadoo qashin ku shubeysa...
Dhalinyaradii ku howlaneed Ololaha nadaafada Degmada kismaayo oo kulan mahad-celin loo sameeeyay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradii ku howlaneed Ololaha nadaafada Degmada kismaayo ayaa kulan mahad-celin iyo dhiira galin loogu sameeeyay duleedka Magaalada kismaayo, waxa ay si gaar ah...