Maqaayad Cusub Laga Hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga Laga Jaray

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hotel Rio Palace oo kamid ah kuwa Casriga ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo kordhiyey Maqaayad casri ah oo...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani sheekh cali https://youtu.be/IDtQ2sueaFw

Maxaan ka ognahay gantaalka Fatax-2 ee ay xalay adeegsatay Iran ayna qaban waayeen difaacyada...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ee IRGC ayaa xalay ku dhawaaqay in ay adeegsadeen gantaalka "Fattax hypersonic" kaas oo lagu weeraray Israa'iil. Tani waxay u...

Bulshada Afweyn ee hoos taga Dhuusamareeb oo Wajahaysa Caqabado Waxbarasho.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool deegaanka Afweyn oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb, caasimadda maamulka Galmudug, ayaa codsi u diray dowladda iyo hay’adaha samafalka, iyagoo dalbanaya...

Dowladda hoose ee Baladweyne oo wada qorshe lagu diiwan gelinayo Dalaaleeyda kala iibisa dhulalka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda dhulka dowlada hoose ee dagmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed Fiidoow ayaa baaq udiray dilaaleyda dhulka iibisa ee Baladweyne.Maxamed Cali Samow

Tiknoloojiyadda oo dhalinyarada Jowhar ufududeysay horumarinta waxbarashada

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ustaad Yusuf Shiqa Bashar Diinle, oo ah bare iyo khabiir dhanka waxbarashada ah ayaa si qoto dheer uga hadlay sida ay tignoolajiyada casriga...

Dadka ku nool kaamamka barakacayaasha degmada dhoobley oo codsaday Gargaar

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayasha ku dhaqan kaamamka degmada dhobley ayaa ka warbixiyey xaladooda nololeed Maxamed Cali samow

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine https://www.youtube.com/watch?v=gB-7Y7GoDsc&pp=0gcJCb4JAYcqIYzv

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha oo si adag uga hadlay weerarda Israa’iil ku qaadday Iran

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Ruushka ayaa si adag u cambaareeyay weerarada Israa’iil ay ku qaaday Iran, waxayna ku baaqeen in xiisadda la dejiyo. Xi Jinping...

Shir looga hadlayay arimaha canshuuraha oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyada Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtey kulan looga hadlayay Canshuuraha Guryaha kaaso ujeedkiisu ahaa kor u qaadista Waciyaga Bulshada, Hagaajinta...