Shir looga hadlayay arimaha canshuuraha oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyada Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtey kulan looga hadlayay Canshuuraha Guryaha kaaso ujeedkiisu ahaa kor u qaadista Waciyaga Bulshada, Hagaajinta...

In ka badan 30 qof oo ku dhaawacantay weerarka ay Iiraan ku qaaday Israa’iil.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhakhaatiirta caafimaadka ee Israa'iil ayaa dabiibaya ugu yaraan 32 qof oo dhaawac ah ka dib weerarradii ugu dambeeyay ee Iran, sida uu sheegay...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=IA1s328GgFg

Dowlada KG oo diyaarineysa Sharci ilaalinaya Xuquuqda Carruurta.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlad Goboleedka KG ayaa Sanooyinkan dambe wadey dadaalo Sharciyo loogu sameynayo Waxyaabaha Bulshada Muhiimka u ah taasoo kor u qaadeysa Horumarinta Nidaamka Dowladeed,Wasaarada...

Horumar dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo Magaalada Jowhar.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle waxaa muddooyinkan dambe kusoo badanaya maqaayadaha coffee-ga ee casriga ah, kuwaas oo noqday goobaha ugu muhiimsan ee ay...

Shirka Kobcinta Wax soo saarka iyo Horumarinta Maalgeshiga Puntland oo Lagu soo gabogabeeyey Garoowe

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Kobcinta, Waxsoosaarka, Sugnaanta Cunada, iyo Horumarinta Maalgeshiga Puntland ayaa Lagu soo gabogabeeyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya

Hoyooyiinka Degmada Dhoobley oo lagu booriyay inay Carruurta ka ilaaliyaan qataraha ka dhasha korontada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin isticmaalkeda ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba. Magaalada Dhoobley oo...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo dooneysay inay kasii tahriibto Aljeriya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Soomaaliya oo kaashaneysa Hay'adda IOM ayaa dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro dooneysay inay kasii tahriibto dalka Aljeriya. Tahriibayaashan oo gaaraya 9 qof...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine https://www.youtube.com/watch?v=8BgQ3kmf964

DF oo fariin u dirtay muwaadiniinteeda ku nool waddanka Iran ee ka socda dagaalka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-War ka soo baxay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa waxaa loogu baaqay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iran inay...