Tiknoloojiyadda oo dhalinyarada Jowhar ufududeysay horumarinta waxbarashada

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ustaad Yusuf Shiqa Bashar Diinle, oo ah bare iyo khabiir dhanka waxbarashada ah ayaa si qoto dheer uga hadlay sida ay tignoolajiyada casriga...

Dadka ku nool kaamamka barakacayaasha degmada dhoobley oo codsaday Gargaar

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayasha ku dhaqan kaamamka degmada dhobley ayaa ka warbixiyey xaladooda nololeed Maxamed Cali samow

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine https://www.youtube.com/watch?v=gB-7Y7GoDsc&pp=0gcJCb4JAYcqIYzv

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha oo si adag uga hadlay weerarda Israa’iil ku qaadday Iran

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynayaasha Shiinaha iyo Ruushka ayaa si adag u cambaareeyay weerarada Israa’iil ay ku qaaday Iran, waxayna ku baaqeen in xiisadda la dejiyo. Xi Jinping...

Shir looga hadlayay arimaha canshuuraha oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Maaliyada Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtey kulan looga hadlayay Canshuuraha Guryaha kaaso ujeedkiisu ahaa kor u qaadista Waciyaga Bulshada, Hagaajinta...

In ka badan 30 qof oo ku dhaawacantay weerarka ay Iiraan ku qaaday Israa’iil.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhakhaatiirta caafimaadka ee Israa'iil ayaa dabiibaya ugu yaraan 32 qof oo dhaawac ah ka dib weerarradii ugu dambeeyay ee Iran, sida uu sheegay...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=IA1s328GgFg

Dowlada KG oo diyaarineysa Sharci ilaalinaya Xuquuqda Carruurta.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlad Goboleedka KG ayaa Sanooyinkan dambe wadey dadaalo Sharciyo loogu sameynayo Waxyaabaha Bulshada Muhiimka u ah taasoo kor u qaadeysa Horumarinta Nidaamka Dowladeed,Wasaarada...

Horumar dhanka Ganacsiga oo laga dareemayo Magaalada Jowhar.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle waxaa muddooyinkan dambe kusoo badanaya maqaayadaha coffee-ga ee casriga ah, kuwaas oo noqday goobaha ugu muhiimsan ee ay...

Shirka Kobcinta Wax soo saarka iyo Horumarinta Maalgeshiga Puntland oo Lagu soo gabogabeeyey Garoowe

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Kobcinta, Waxsoosaarka, Sugnaanta Cunada, iyo Horumarinta Maalgeshiga Puntland ayaa Lagu soo gabogabeeyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya