Sara u kac ku yimid qiimaha Shidaalka Suuqyada Baladweyne
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada lagu iibiyo Shidaalka iyo Basiinka ee Magaalada Baladweyne ayaa laga dareema sare u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Shidaalka.
Liitarka...
Hay’addaha Samafalka oo Loogu Baaqay Caawinta Barakacayaasha Baraawe.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maalmahan la kulmeysay roobab culus oo si isdaba joog ah uga da’ay muddo saacado...
Farsama yaqaanada Agabka Beeraha oo Xili abuurkan u noqotay Fursad ay dhaqaale ka sameeyaan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Beeraleyda Gobolka Baay heleen Roobab ayaa waxay Bilaabeen Sidii ay Beeraha u abuuran lahaayeen maadama Sanaadkan raja ka qabaan in ay u...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani sheekh cali
https://youtu.be/ICfzIppQP44
Mashaariic isxilqaan ah oo laga dahfuray Degmada baladxaawo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa daah furay mashaariic lagu horumarinayo magaladaasi. .Maxamed Cali Samow
Maqaayad Cusub Laga Hirgeliyey Baydhabo Oo Xariga Laga Jaray
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hotel Rio Palace oo kamid ah kuwa Casriga ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo kordhiyey Maqaayad casri ah oo...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani sheekh cali
https://youtu.be/IDtQ2sueaFw
Maxaan ka ognahay gantaalka Fatax-2 ee ay xalay adeegsatay Iran ayna qaban waayeen difaacyada...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ee IRGC ayaa xalay ku dhawaaqay in ay adeegsadeen gantaalka "Fattax hypersonic" kaas oo lagu weeraray Israa'iil.
Tani waxay u...
Bulshada Afweyn ee hoos taga Dhuusamareeb oo Wajahaysa Caqabado Waxbarasho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool deegaanka Afweyn oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb, caasimadda maamulka Galmudug, ayaa codsi u diray dowladda iyo hay’adaha samafalka, iyagoo dalbanaya...
Dowladda hoose ee Baladweyne oo wada qorshe lagu diiwan gelinayo Dalaaleeyda kala iibisa dhulalka
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda dhulka dowlada hoose ee dagmada Baladweyne Cabdiraxmaan Maxamed Fiidoow ayaa baaq udiray dilaaleyda dhulka iibisa ee Baladweyne.Maxamed Cali Samow