Boris Johnson oo laga saaray isbitaalka
Ra'iisalwasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga saaray isbitaalka kadib markii laga daweeyay xanuunka Coronavirus, balse durbaba shaqada kuma laaban doono, sida lagu shaaciyay war...
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo furtay tababar ku saabsan COVID-19
Wasaaradda caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa tababar ku saabsan wacyigelinta cudurka Korona Feyrus u furtay xubno ka socda deegaannada Maamulka...