Wafdi ka socday Jubbaland oo kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Buurgaabo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafadi ka socoday Dowlada Jubbaland oo gaarey Deeganka Buurgabo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa booqasho iyo indho indheen ku tagay Masjidul qadiim oo...

Xaaladda nafaqo-darro ee Qasa oo kasii dareysa iyo digniin laga soo saaray.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ka digay in nafaqo-xumada ay gaartay "heerarka ugu sarreeya" ee Qasa iyadoo xaaladdu ay marayso "meel khatar ah", inkastoo...

Warbixin:-Kaalin noocee ah ayay Dhalinyaradu ka qaadan kartaa Horumarinta Bulshada.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa 75 boqolkiiba waxaa lagu qiyaasaa in ay yihiin dhalinyaro waxayna ay dhalinyaradu door wanaagsan ay ka qaataan Horumarada kala duwan...

kulanka16-ka maalin ee ka hortaga tacadiga loo geysto Haweenka iyo Caruurta oo lagu qabtay...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayuu ujedkiisu ahaa wacyigalinta tacadiga Caruurta iyo Haweenka waxaana soo agaasintay hayada SWCCA ee ka howlgasha dalkeena Soomaaliya waxaana kulanka ka soo...

Isbitaalka guud ee deegaanka Jiracle ee gobalka Hiiran oo la gaarsiiyay qalab Caafimaad.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Guud ee Deegaanka Jiracle oo hoose tago dagmada matabaan ee gobalka Hiiran ayaa qalab Caafimaad la gaarsiiyey. qalabkaan isbitaalka la gaarsiiyay waxaa bixiyay...

Xaaska madaxweyne Museveni oo lagfa helay xanuunka Covid-19

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in xaaskiisa, ahna marwada koowaad laga helay xannunka Covid-19. Qoraal uu madaxweynuhu soo dhigay bartiisa tweeter-ka, ayuu ku...

Doorashada baarlamaanka Japan oo berri loo dareerayo iyo cabsi soo wajahday xisbiga tallada haya

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Codbixiyayaasha Japan ayaa u dareeri doona goobaha codbixinta maalinta Axadda iyadoo xisbiga Ra’iisul Wasaaraha Fumio Kishida uu u halgamayo sidii loo badbaadin lahaa...

Tababar ku saabsan maamulka iyo maareynta oo ka furmay Hargeysa.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaliland ayaa magaalada hargeysa ka furay tababarkan oo ku saabsan maamulka iyo maareynta. Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalaya shaqaalaha...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=fX9ajqq1ig8

Ganacsiyada Yaryar oo Shaqo Abuur u Noqday Qaar kamid ah dhalinyarada Baydhabo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira dhalinyaro badan oo ku dhashay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo go’aansadeen in ay ku nooladaan Degaankooda si ay wax ugu taraan waalidiintooda...