Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cumar Maxamed Dayib.
Kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus oo laga diiwaangeliyay Ingiriiska
Dalka Ingiriiska waxaa walaac laga muujiyey kororka kiisaska fayraska Korona oo maalmihii ugu dambeeyey cirka isku shareeray, iyadoo 24-kii saac ee la soo dhaafay...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni 07/09/2020
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdulaahi.
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/323888285483890/?t=14
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni 06/09/2020
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdulaahi.
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/826591961416778/?t=1
Beeralayda Deegaanka Dhoobley oo suuq u helay wax soo saarkooda
Beeralayda deegaanka Dhoobley ayaa fursad ganacsi oo ay wax soo saarkooda ku iib geeyaan waxa ay ka heleen suuqyada deegaanka, Dalagyada la keeno suuqyada...
Waddooyinka Dhoobley oo la dhisayo
Masuuliyiinta deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in dib u dhis lagu samaynayo naqshada ay u dhisantahay magaalada Dhoobley, Cumar Axmed Muxumed...
Madaxweynihii Dhawaan Xilka Laga Tuuray ee Dalka Maali oo Xaalad Caafimaad Awgeed loo Duuliyay...
Madaxweynihii hore ee dalka Maali ee dhawaan xilka laga tuuray Ibrahim Boubacar Keita, ayaa loo duuliyey dalka Imaaraadka kaddib xaalad caafimaad darro oo la...
QM oo ka digay halis kusoo wajahan dalal ay ku jirto Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa sheegay in wadamo ay kamid tahay Soomaaliya ay kusoo wajahan tahay macluul daran oo saameyn ballaaran...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Bashiir Maxamed Daahir
Wacyi galin ku saabsan Cudurka dabeysha oo laga bilaabay deegaanka Dhobley
Cudurka dabeysha waa cudur uu sababo Virus, waxa uu keeni karaa qofka inuu noqdo naafo, waxa uuna ku badanyahay da’da caruurta, sidoo kale cudurka...