Iskashatada Calafka Xoolaha Degmada Kismaayo oo loo tababar furay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowlada Jubbaland ayaa Tababar muhiim ah u qabatay iskaashatada Calafka iyo xoolo dhaqatada Magaalada Kismaayo Tababarkan ayaa...

Dhalinyarada Degmada kismaayo oo bilaabay Ol’ole Nadaafadeed.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa goobaha danta guud sida wadooyinka ka sameeyay olole nadafadeed oo kor loogu qaaday Bilicda Magaalada iyo Caafimaadka Bulshada sido...

Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka digay Daawooyinka xanuun baabi’yaasha sida qaldan loo isticmaalo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daawooyinka xanuun baabi’iyaasha xoggan islamarkaana la siiyo Bukaanada Dhaawacyada halista ah qaba ayaa xilagan Balwad ay maanka ku dooriyaan u noqotay qaar badan...

Maamulka Degmada Diinsoor oo bilaabaya Dhismaha Garoonka Ciyaaraha.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Axmed Aaden Cabdi oo Booqasho kormeer ah ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Degmada, si uu u soo qiimeeyo baahida loo qabo...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan https://www.youtube.com/watch?v=5D_aIwrVR3s

Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday waxa ay ka yeelayso shaqaalaheeda safaaradda ee Iran.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay shaqaalaheeda kala baxayso safaaradda ay ku leedahay Tehran, iyada oo sabab uga dhigtay xaaladda amni ee haatan jirta. “Waxaan...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo ka daah furay kismaayo Tababarka Barnaamijka Marwo Caafimaad.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlada Jubaland ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furtay saddex degmo oo Jubaland ah wajiga saddexaad ee...

Qoysas ku nool Magaalada Oodweyne oo loo qeybiyay deeq isugu jirto dhar iyo maacuun

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-Raxma iyo Markaska Boqor Salmaan ayaa Deeq isugu jirta maacuun,Teendhooyin iyo dhar gaarsiiyay 1,000 Qoys oo Danyar ah kuwaasi oo ku Nool...

Xarumaha Waxbarashada Degmada Dhoobley oo lagu booriyay inay kordhiyaan tirada Gabadhaha lMacalimiinta ah

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda macalinimadu waxa ay kamid tahay shaqooyiinka ugu muhiimsan ee dunida kajira. Macalimiinta ka shaqeeya Dalkeena Soomaaliya ayaa ah kuwa ku shaqeeya duruufo adag...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani sheekh cali https://www.youtube.com/watch?v=FBHnRHjIRVs